Sunday, April 20, 2025

Camos Yadlin: Netanyahu Israa’iil wadada musiibada Ayuu Kuwadaa.

Taliyihii hore ee sirdoonka militariga gumeystaha Yahuuda ninka lagu magacaabo "Camos Yadlin" ayaa sheegay in Netanyahu uu ku hogaaminaayo maamulka gumeystaha Yahuuda wadada fashilka...

Safiirka Mareykanka iyo kuwa Reer Yurub U Fadhiya Jabaan oo Diiday Ka Qeyb Galka...

Dalka Jabaan waxaa lagu qabtay munaasabad sannadle ah oo loogu baroordiiqayay xasuuqii uu Mareykanku ka geysay wadankaas gaar ahaan magaalada Nagasaki halkaasoo uu ku...

Waa Kuma Yaxya Sinwar?

Yaxya Ibrahim Xasan Al-Sinwar wuxuu ku dhashay deegaanka Khan Yuunis ee koonfurta Marinka Gaza, taariikhu markii ahayd 29 Oktoobar , 1962-kii. Yaxya Sinwar wuxuu waxbarashadiisa...

War Cusub: Masar oo Ciidamo u Soo Diraysa Soomaaliya.

Dawladda Masar ayaa ciidamo u soo diraysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika, kaas oo beddelaya hawlgalkii fashilmay ee...

Taliska Ciidamada Shisheeye oo Markii Sadaxaad Iska Badalay Magacoodii Markii Ay Ku Fashilmeen Duullaanka....

War saxaafadeed kasoo baxay ururka midowga Afrika goligiisa isku magacaabay Nabadda iyo Amniga, ayaa lagu sheegay iney dhawaan soo afjari doonaan howlgalka ATMIS, ciidamada...

Madaxweynihii Hore ee Amxaarada oo ku Biiray Jabhada Mucaaradka ee Faano.

Gedu Andargachew oo ah madaxweynihii hore ee gobolka Amxaarada sidoo kale soo noqday wasiirkii hore ee Arimaha Dibada Itoobiya, ayaa warar soo baxaya ay...

Yaxya Sinwar oo Loo Doortay Hoogaamiyaha Ururka Xamaas.

Dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay in Yaxya Sinwar loo magacaabay madaxa xafiiskooda siyaasadda. Sinwar, ayaa bedelaya hogaamiye Ismaaciil Haniya, oo toddobaad ka hor lagu dilay...

Warbaahinta Gumaystaha: Qaraxyo ayaa Laga Maqlay Magaalada Xayfa.

Warbaahinta gumaystaha Sahyuuniyadda ayaa sheegtay in maanta oo Talaado ah la maqlay qaraxyo ka dhacay magaalada Xayfa. Magaalada Xayfa ayaa ku taalo xeebta bari ee...

DEGDEG: Ciidamada Xabashida Itoobiya oo ka Baxay Magaalada Maxaas ee Bariga Hiiraan.

Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa si buuxda ooga baxay degmada Maxaas ee Bariga gobolka Hiiraan. Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in ciidamada Itoobiya oo...

Askar Maraykan ah oo ku dhaawacmay duqeyn ka dhacday dalka Ciraaq.

Ciidamada Mareykan ka ee ku sugan dalka Ciraaq ayaa la kulmay weerar culus. Weerar ka ayaa ka dhacay saldhigga Caynu al-Asad ee ku yaala galbeedka...

Recent Posts