Saturday, April 19, 2025

Ururka Xisbullah oo Sheegtay in ay Dileen Askar Katirsan Gumeystaha Yahuuda.

Ururka Xisbullah ayaa duqeymo culus ku weeraray saldhiyada gumeystaha Yahuuda ay ku leeyihiin gudaha dalka Falastiin. Xisbullah ayaa ku dhawaaqay in ay dileen qaar ka...

Ra’iisul Wasaarihii Bangladesh Shiikh Xasina oo is Casishay.

  Ra'iisul wasaaraha dalka Bangladesh Shiikh Xasina, ayaa ku dhawaaqday inay iska casishay xilkii ay haysay. Mudaaharaadyo socday toddobaadyo ka dib, Ra'iisul Wasaarihii dalka Bangladesh Shiikh...

Yedicot Axronot: In ka Badan 10,000 oo Askari ayaa Lagu Dilay ama Lagu Dhaawacay...

  Wargeyska Yedicot Axronot ayaa sheegay in ugu yaraan 10,000 oo askarta gumaystaha Israa’iil katirsan lagu dilay ama lagu dhaawacay bilihii uu socday dagaalka ka...

Maamulka Jubbaland oo Bilaabay La Dagaalanka Indha Shareerka.

Ciidamada Booliska degmada Kismaayo ayaa shalay gudaha xaafadaha magaalada Kismaayo ka bilaabay la dagaalanka xirashada indha shareerka, iyagoo horay u soo saaray awaamiir lagu...

War Cusub: Askari Horey u Dilay Nabadoon oo La Dilay.

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay maanta afafka hore ee degmada Xudur ee gobolka Bakool. Howlgalkaan waxaa lagu dilay askari katirsana DF ka...

DEG DEG: Qarax Xooggan oo ka Dhacay Duleedka Moqdisho.

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada caasimada ah ee Moqdisho ayaa sheegaya in uu ka dhacay qaraax aad u xooggan. Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Garasbaaley...

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Qof Shacab ah Dilay.

Ciidamada DF ka Soomaaliya ayaa qof ganacsato ah ku dilay deegaanka Ceelaaha biyaha ee duleedka magaalada Moqdisho. Ninka la dilay ayaa sababsaday inuu iska diidey...

Weerar Mindi Loo Adeegsaday oo ka Dhacay koonfurta Tel Aviv.

Weerar kaligii duulnimo ah oo loo adeegsaday mindi ayaa ka dhacay deegaanka Xolon ee koonfurta magaalada Tel Aviv. Weerarka ayaa sababay dhimashada 1qof iyo dhaawaca...

Sarkaal Sare oo Katirsan Xizbullahi oo La Dilay.

Gumaystaha Yahuuda duqeyn ay ka fuliyeen dalka Lubnan, ayaa lagu dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyaadka Xizbullah. Kooxda Xizbuklahi ayaa sheegay in Ali Nazih, oo...

Gumaystaha Yahuuda oo Duqeymo culus La Kulmay.

Ciidanka gumystaha Israa'iil ayaa xaqiijiyay in xalay lagu weeraray ​​tobanaan gantaal oo laga soo riday dhulka Lubnaan. Ururka Xisbullah ayaa bayaan uu soo saaray ku...

Recent Posts