Sarkaal Sare oo Katirsan Gumaystaha Yahuuda oo La Dilay.
Ciidanka gumaysiga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay dilka sarkaal sare oo katirsan ciidankeeda.
Sarkaalka dhintay ayee sheegeen Yahuuda in lahu magacaabo Ionatan Aharon Greenblatt.
Greenblatt, ayaa u...
Xildhibaan Bashiir Ameriko: Sarkaal ka Ugu Sareeyo Sirdoonka Itoobiya Ayaa Ku Arkay Xerada Xalane.
Xildhibaan Bashiir Ameriko oo ka mid ah xildhibaanada DF ka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ku dhex arkay xerada Xalane sarkaalka ugu sareeyo sirdoonka...
Gumaystaha Yahuuda oo Ku Fashilmay Dagaalka Anfaaqda ee Gaza.
Mas’uuliyiin katirsan gumaystaha Israa’iil ayaa ku tilmaamay godadka dhulka hoostiisa ku yaalo ee magaalada Qaza, inay yihiin “magaalo dhulka hoostiisa ku taala oo cabsi...
Gumaystaha Nasaarada Xabashida Iyo Muslimiinta Oromada.
Dhamaadkii qarnigii sagaal iyo tobnaad (19) ee miilaadiyada, Xabashida waxay qabsadeyn gobolka Oromiya iyagoo kaashanaya gumeystaha reer Yurub.
Oromada waa qowmiyad muslimiin ah balse maanta...
John Kirby: Washington Uma Aragto Netanyahu Dambiile Dagaal.
John Kirby, oo ah lataliyaha golaha amniga qaranka ee Aqalka Cad ee Mareykanka, ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqa Xamaas waxyeelo xooggan loo gaystay balse...
DEG-DEG: Ciidamada Kenya oo Dilay Wiil Dhalinyaro ah.
Ciidamada Shisheye ee Kenya ayaa dil bareer ah ka gaystay degaanka Qooqaani ee gobalka Jubada-hoose.
Ciidamada Shisheye waxa ay si bareer ah u dileen, Aadan...
Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.
Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...
Askari Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Degmada Waajid.
Ciidamada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay dagan yihiin ciidamada Xabashida Itoobiya.
Saldhiyada la weeraray ayaa ku yaala degmada Waajid gobolka Bakool ee Koonfurta...
DEG DEG: Sarkaal Katirsan Sirdoon ka Gumaystaha Yahuuda oo Lagu Dilay Dalka Falastiin.
Ciidanka gumaystaha Yahuuda ayaa subaxnimadii hore ee maanta ku dhawaaqay in sarkaal katirsan sirdoon ka Yahuuda uu udhintay dhaawac ka soo gaaray dhowr maalmood...
DEG DEG: Qaar Ka mid ah Askarta Gumaystaha Yahuuda oo Lagu Dhaawacay Daanta Galbeed.
Wararka ka imaanaya dalka Falastiin maanta oo Khamiis ah, ayaa sheegaya in Sadex ka mid ah askarta gumaystaha Yahuuda lagu dhaawacmay toogasho ka dhacday...