Sunday, July 6, 2025

Saraakiil ka Tirsan ciidamada Bakistaan oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Waqooyi Galbeed Dalkaas.

0
Dalka Bakistaan ayaa lagasoo sheegayaa inuu ka dhacay qarax culus oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen xubno ka tirsan dawladda, kaddib markii gaari...

Millatariga Al-Shabaab oo la Wareegay 2 Deegaan oo Hoostaga Degmada Moqokori ee Hiiraan. [Sawirro]

0
Waxaa lagu soo waramayaa, inay ciidamada dowladda Fadaraalka isaga firxadeen deegaanno istiraatiiji ah oo dhaca bariga gobalka Hiiraan, kadib markii ay ka war heleen...

Diyaarad Millatari oo ay Leedahay Dowladda Uganda oo ku Burburtay Magaalada Muqdisho.

0
Subaxnimadii hore ee saaka waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku burburtay diyaarad nuuceedu ahaa Helicopter oo ay lahaayeen ciidamada shisheeya ee duulaanka ku...

Dab Xooggan oo Maalinkii Afraad Si Xiriira uga Socda Gobollo ka Tirsan Dalka Turkiga.

0
Dalka Turkiga ayaa wajahaya xaalad degdeg ah oo ka dhalatay dab ballaaran oo kusii fidaya kaymaha dhaca galbeedka iyo koonfurta dalkaas, gaar ahaan gobollada...

Tiro Dad oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar Midiyayn oo ka Dhacay Jarmalka.

0
Booliska dalka Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday, in hal qof uu ku dhintay laba kalena ay si xun ugu dhaawacmeen, kadib markii ruux isticmaalayay...

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Uganda oo La Helay kadib Markii Laga Afduubay Caasimadda Dalkaas.

0
Xildhibaan iyo qareen ka tirsan baarlamaanka dowladda Uganda ayaa la helay kadib markii si qasab ah Jimcihii looga afduubay magaalada Kambaala ee caasimadda dalkaas. Xildhibaankan...

Ku Dhawaad 40 Ruux oo Ku Nafwaayay Qarax ka Dhacay Dalka Hindiya.

0
Qarax xooggan oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay koonfurta dalka Hindiya ee dhaca qaaradda Aasiya, sida ay...

Ehellada Darawal ay Dileen Ciidamada DF oo Codsaday Inay Cadaalad Helaan.

Waxaa maalintii shalay duleedka magaalada Muqdisho  lagu dilay darawal lagu magacaabi jiray Xuseen Yuusuf Deereed. Ehelada marxuumka ayaa sheegay in dilka uu si toos ah...

Ruushka oo Soo Riday Diyaarado Daroon ah oo ay Yukrayn Ku Weerartay.

0
Dowladda Ruushka ayaa maanta oo shaaca ka qaaday in 15 diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ah oo kasoo duulay dhinaca Yukrayn ay ku...

Tobanaan Ruux oo Ku Geeriyooday Sudan, Kadib Markii uu ku Dumay God Macdaneed.

0
Wararka ka imaanaya dalka Suudaan ayaa ku waramaya, in god laga qodo macdanta dahabka uu ku dumay Tobaneeyo ruux oo ku jiray gudihiisa, tasoo...

Recent Posts