Sidee Al-Shabaab Ugu Suuragashay Iney Weeraraan Beach View.
Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab qeybtooda nafhurayaasha ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday dhismaha Beach View oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Sida...
Joe Biden: Netanyahu Haku Tashanin in Mareykanka uu ku Difaaco.
Madaxweynaha dowladda Marerkanka Joe Biden ayaa qadka teleefanka kula hadlay madaxwaynaha maamulka gumaystaha Israa'iil Benjamin Netanyahu, asagoo ku amray in xabad joojin iyo hishiis...
Cabdi Raxmaan Shalqam: Xamaas Waxey Naga Codsan Jireen Hub inaa ku Taageerno.
Cabdi Raxmaan Shalqam oo soo noqday wasiirka arimaha dibadda dowladii Liibiya uu madaxda ka ahaa Qadaafi, ayaa sheegay farqiga u dhexeeyay labada koox ee...
Xasan Nasrallah Dagaal Saf-ballaaran ah Ayaa Ku Qaadaynaa Israa’iil.
Hogaamiyaha guud ee kooxda Xisbullah Xasan Nasrallah ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan dagaal saf-ballaaran ah oo ka dhan ah gumaystaha Yahuuda.
Xasan Nasrallah...
Waa Kuma Ismaaciil Haniya?
Ismaaciil Haniya waxa uu dhashay sanadkii 1963-kii. Waxa uu ku dhashay Xerada Sheeti ee Qaxoontiga Falastiiniyiinta, oo ku taalla Waqooyi-galbeed ee magaalladda Gaza.
Ismaaciil Haniya...
Gumaystaha Yahuuda oo Dilay Labo ka mid ah Wariyayaasha TV ga Aljaziira.
Duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha gumaystaha Yahuuda oo ka dhacay magaalada Gaza ayaa lagu diley wariye Ismaciil Al-Ghoul oo ahaa saxafi u shaqeynayay TV-ga Al-Jazeera...
Maxaan ka ognahay dilkii Hogaamiye Ismaaciil Haniyeh?
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Islaamiga ah ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay – subaxnimadii hore ee maanta oo Arbaco ah – dilka madaxii xafiiskeeda siyaasadda, hogaamiye...
Waa kuma Fu’aad Shukri, Sarkaalka ay Israel Sheegtay in ay ku Dishay Bayrut?
Gumaystaha Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in ay duqeyn ku dileen hoggaamiyihii ugu sareeyay ciidamada Xisbullah Fu'aad Shukri.
Duqeynta lala beegsaday Fu'aad Shukri ayaa ka dhacday...
Maamulka Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Xubno Katirsan Sirdoonka DF ka Soomaaliya.
Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay Askar katirsan sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya xilli ay ku howlanaayeen in ay...
Faransiiska oo Qiratay Xasuuqii u ka Gaystay Xerada “Thyariwi” ee Dalka Senegal.
Dowladda Faransiiska ayaa markii ugu horaysay qiratay in askar u dhashay dalka Senegal oo ay ku xasuuqday xerada "thyariwi" sanadkii 1944.
Xukamada Paris ayaa ku...