Richard Medhurst: Yahuuda Waxay dhabarka ka toogteen dadkii Soodhaweeyay.
Saxafiga u dhashay dalka Ingiriiska ee lagu magacaabo Richard Medhurst, ayaa sharaxay khiyaamadii Yuhuuda ay u gaystay shacabka dulman ee reer Falastiin.
Richard, oo ka...
Heshiiska Itoobiya Iyo Muuse Biixi Ma Noqon Doonaa Mid Heshiisiiya Shanta Soomaaliyeed?
1964 ilaa 2024 waa 60 sano oo dagaal u dhaxeeyey labada dal oo diris wadaag ah oo ku tartamaayo siyaasada geeska afrika.
Kadib burbukii dawaladii...
Dowaladda Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Wariye Cali Nuur Salaad.
Ciidamada Booliiska degmada Kampala ayaa dhab ahaantii dhigay wariye Cali Nuur Salaad, oo kamid ah wariyeyaasha magaalada Muqdisho.
Ciidamada degmada Waaberi ayaa gacanta ku dhigay...
Dagaalka Masjidka Iyo Kaniisada ee Ka Socda Geeska Afrika.
Dagaalka u dhexeeya Masjidka iyo Kaniisada waxa uu ka socdaa Geeska Afrika qarniyo badan, jihaadka lagula jiray nasaarada Xabashida ah waxaa iska dhaxlaayay muslimiinta...
Maxbuus Falastiini Ah oo Dilay Askarigii Xabsiga Ku Ciqaabi Jiray.
Ibraahim Mansuur, oo ah (23 sano jir) ka soo baxay xabsiyada gumaystaha Yahuuda ayaa dilay askari Yahuudi ah oo ku dhex ciqaabi jiray xabsiyada...
Wasiirka Awqaafta Maamul Goboleedka Jubbaland oo Dhaawacmay.
Waxaa tafaasiil dheeraad ah oo laga helaya khasaaraha ka dhashay weeraradii cuslaa ee saaka Xarakada Alshabaab ay ku qaaday saldhiyada ciidamada DF ka iyo...
WAA KUWEE SALDHIGYADA SAAKA WEERARKA CULUS LA KULMAY?
Saaka oo ah subaxnimo Isniin ah, waxa uu ku waabiraystay gobolka Jubbada Hoose, dagaal aad u culus oo bilowday Salaad subaxii ka hor waxa...
Al-Shabaab oo Sheegay in 71 Askari Ay Ka Dileen Jubbaland. (Warsaxaafadeed)
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa goor sii horreysay baahiyay Warsaxaafadeed ay uga hadlayaan dagaallo culus oo ay saaka aroortii ku qaadeen degaanada xerto ay ciidanka Jubbaland...
DEG DEG: Ciidamada Al Shabaab oo Weeraray Deegaanada Buula Xaaji,Harboole iyo Miidow.
Dagaalyahanno hubaysan oo katirsan Alshabaab ayaa saaka aroortii hore weeraro culus kula qaaday dhowr saldhig oo ciidamada maamul goboleedka Jubbaland ay ku lahaayeen gobolka...
Avigdor Lieberman: Waxaan Wajahaynaa Fashil Sirdoon oo Halis Ah.
Wasiirkii hore ee arimaha dibadda iyo Difaaca maamulka gumaystaha Yahuud ahna madaxa xisbiga Sahyuuniyadda (Israa'iil Baytuna), Avigdor Lieberman, ayaa sheegay in maamulka gumaystaha Yahuuda...