Erdogan: Kooxaha Mucaaradka Hadafkooda Waa Dimishiq.
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa rajo ka muujiyay, in horusocodka dagaalyahannada mucaaradka Suuriya uu sii socda dhibaato la’aan, isagoo tixgelinaya in hadafkoodu uu...
Maamullada Shiicada oo Maanta Kulan ku Yeeshay Dalka Ciraaq.
Magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq waxaa ka furmay shir saddex geesood ah oo ay isugu imaadeen wasiirada arrimaha dibadda ee maamullada shiicada ee...
Iran ma Awoodo Inay Taageero Ciidan u Fidiso Nidaamka Bishaar Al-Asad Sababahan Awgood. (Warbixin)
Khabiir dhanka militariga ku xeel dheer oo lagu magacaabo Colonel Hatem Karim Al-Falahi ayaa sheegay, in Iran aysan heli doonin waqti ku filan oo...
Ururka Shiiciga ah ee Xisbullaah oo Ciidan aan Badnayn u Diray Dalka Suuriya.
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa soo xigatay Labo ilood oo dhanka ammaanka Lubnaan ah, oo ay ku tilmaantay inay yihiin kuwa sare, waxay sheegeen...
Iran oo Sheegtay Inay Saanad Military u Dirayso Dalka Suuriya.
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa sarkaal sare oo ka tirsan saraakiisha Iran ayaa sheegtay, in xukuumadda Tehran ay doonayso inay gantaallo iyo...
Mu’asasada Az-Zallaqa Ayaa Faafisay Sawirada Mid Ka Mid ah Xerooyinka Tababarada Alqaacida Ee Dalka...
Mu'asasada Az-Zallaqa oo ah garabka warbaaihineed ee jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee taabacsan urur waynaha Alqaacida ayaa faafisay sawirada mid ka mid ah...
Mucaaradka Suuriya oo ku Dhawaaqay inay Gacanta ku Hayaan Magaalooyinka Rastan iyo Talbiseh ee...
Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa ku dhawaaqay, inay gacanta ku dhigeen magaalooyinka Rastan iyo Talbiseh oo ku yaalla baadiyaha waqooyiga Xums, halka ay sidoo...
Dablay hubaysan ayaa Weerar Ku qaaday Kaniisad Ku taalla Melbourne oo ku yaal Waddada...
Dab khasaare geystay ayaa subaxnimadii hore ee jimcaha ka kacay macbadka Adass Israel Synagogue ee ku yaalla Ripponlea ee magaalada Melbourne, waxaana dabkaasi uu...
Yahuudda ayaa duqeeyay dad barakacayaal ah, Iyo Al-Qassam oo bartilmaameedsaday ciidamada Yahuudda.
Iyadoo maalintii 427-aad ee duullaanka gardarada ah ee Gazza uu galay, ayyaa ciidamada Yahuudda Waxay duqeeyeen iskuul ay degan yihiin dad barakacayaal ah oo ku yaala Jabaliya,...
Markab Kaluumaysi oo Laga Lee Yahay Dalka Shiinaha oo Lagu Afduubtay Biyaha Soomaaliya.
Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay, in markab kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha uu gacanta...