Thursday, January 16, 2025

Dhiibaatada Isticmaalka Baraha Bulshada iyo Halista Dabinka Mashquulka.

0
Qarnigan  waxaa si xawli ah usoo badanaya adeegsiga aaladaha Tecnologyga; sida Internet-ka, warbahinta qaybaheeda kala duwan iyo aaladaha loo isticmaalo sida telefoonada iyo kombuyuutarada,...

Kuuriyada Woqooyi oo u ansixisay Ruushka Heshiis Guud oo Iskaashi Istiraatijiyadeed ah.

0
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ninka lagu magacaabo Kim Jong Un ayaa Ruushka usaxeexay heshiis guud oo iskaashi istiraatijiyadeed ah, kaas  oo dhaxmaraya labada dal, iyadoo...

Ciidamada Sahaayinada oo ku dhawaaqay in askar looga dilay Waqooyiga Marinka...

0
Ciidamada Yahuudda ayaa saaka xaqiijiyey in 4 askari oo ka tirsan guutada Kfir looga dilay dagaallo ka dhacay waqooyiga marinka Gaza. Wargeyska Maariv ayaa sheegay,...

Bar Kontorool oo ay Ciidamada Yahuudda ku Leeyihiin Beytlaxam oo la Weeraray.

0
Warbaahinta Yahuudda ayaa ku dhawaaqday, in labo askari ay ku dhaawacmeen weerar gaadmo ah oo galabtii Isniinta ka dhacay bar kontorool oo ay ciidamada...

Maxaan ka ognahay Dhulmareenkii Muslimka Ahaa ee noolaa Qarniyadii Dhexe. Guud Marka Socdaalkii...

0
Waxaa maqaalkii hore noogu danbaysay iyadoo uu Ibnu Batuuta galay magaalada Baqdaad oo xiligaas Magaceeda mooyaane muuqaalkeedii baaba’ay, kaddib markii ay tartaarku dhulka la...

Duqaymihii ugu Dambeeyay ee Ciidamada Sahaayinadu ka Fuliyeen Marinka Qaza.

0
Ciidamada Yahuudda ayaa sii wada duullaanka gardarrada ah ee ay ku hayaan shacabka Falastiiniyiinta ee ku sugan Marinka Qaza, kaas oo sababay dhimashada Tobanaan...

Haakaris Katirsan Sirdonka Iran oo Jabsaday Xogta Saynisyahankii Nukliyeerka ee Yahuudda.

0
Wargeyska Haaretz ee ka soo baxa dhulka ay Yahuuddu maamusho, ayaa manta sheegay in Kooxo Haakaris ah oo  la rumeysan yahay inay xiriir la...

Boqolkiiba 63% Ardayda Yahuudda oo ku Fikiraya inay Waxbarashada Joojiyaan waa Maxay...

0
Wargeyska Maariv ee ka soo baxa dhulka gumaysataha uu haysto ee Falastiin, ayaa daabacay natiijadii ra’yi ururin dhawaan la sameeyay oo ku saabsan saamaynta...

15 Askari oo Yahuudd ah oo Lagu Dillay Iska hor Imaad ka Dhacay Waqooyiga...

0
Muqaawamada Falastiiniyiinta ayaa shaacisay, in dagaalyahanadoodu ay dileen 15 Askari oo Yahuudd ah, kuwaas oo xasuuq wuxuushnimaa ka waday marinka Qaza. Weerarkan ayaa ka...

Maxaan ka ognahay Dhulmareenkii Muslimka Ahaa ee noolaa Qarniyadii Dhexe. Guud Marka Socdaalkii...

0
Abu Abdullah Muhammad bin Abdullah bin Muhammad bin Abdul Rahman bin Yusuf al-Lawati al-Tanji, oo loo yaqaan Ibnu Batuuta, waa mid ka mid ah...

Recent Posts