Thursday, May 22, 2025

Dawladda Ingiriiska oo Cunaqabatayn Cusub ku soo Rogtay ku Dhawaad ​​100 Markab oo Laga...

0
Dawladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday cunaqabatayn cusub oo ay saartay ku dhawaad ​​100 markab oo ah nooca xamuulka qaada, kuwaas oo laga leeyahay dalka...

Al-kataa’ib oo Baahisay Muuqaalka Dagaal Dhawaan ka Dhacay Duleedka Deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.

0
Kataa’ib Al-khbaariyah ayaa maanta soo saartay Muuqaalka muujinayaa Jabkii ay ciidamada dowladda Fadaraalka Kala Kulmeen  weeraradii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kala hortageen duleedka...

Sarkaal Katirsan Dowlada Federaalka Oo Lagu Qarxiyay Magaalada Moqdisho.

Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa qarax xooggan la beegsaday mid kamid ah saraakiisha dowlada federaalka Soomaaliya. Qarax ayaa ka dhacay xaafadda Daaru-Salaam...

Dowladda Niijar oo Al-baabada isugu Dhufatay Qaar Kamida Shirkadaha Reer Galbeedka ee ka Hawlgalo...

0
Ciidamada ammaanka ee dowladda Niijar ayaa weeraray xafiisyada saddax shirkadood oo ajanibi ah oo ku yaalla caasimadda dalkaas ee Niyaami, iyaga oo  xiray xafiisyadoodii,...

Dawladda Bakistaan oo Duqaymo Culus ku Garaacday Magaalo Dhacda Gobalka Kashmiir Qaybta Hoos tagta...

0
Duqeymo culus ayaa lagasoo sheegayaa in ay xalay fiidkii ka dhaceen gobalka Kashmir qaybtiisa ay maamusho dawladda Hindiya, halka ay sida gaar ah uga...

Imaaraatka Carabta oo Sheegay, inuu Dowlad Sharci ah u Aqoonsanayn Xukuumadda Suudaan ee uu...

0
Dowladda isku tagga Imaaraatka Carabta ayaa galabnimadii shalay ku dhawaaqay, in aysan u hogaansamaynin go’aanka kasoo baxay xukuumadda Suudaan oo xiriirkii diblumaasiyadeed loogu jaray. Wasaaradda...

Maleeshiyaadka Dacmu Sariic oo ku Dhawaad Hal Isbuuc Duqaymo Xiriira ku Haya Magaalada Boorti-Suudaan...

0
Qaraxyo xooggan ayaa maalintii afaraad oo xiriir ah laga maqlaya magaalada Boorti-Suudaan ee caasimada ku meel gaarka ah ee dawladda Suudaan, iyadoo militariga dalkaas...

Dawladda Suudaan oo Xiriirkii Diblumaasi u Jartay Boqortooyada Imaataadka Carabta.

0
Dawladda Suudaan ayaa shalay Talaadadii  ku dhawaaqday, inay jartay xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeyay dalka isutaga Imaaraadka Carabta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay...

In kabadan 5 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar ka Dhacay Gobalka...

0
Wararka ka imaanaya Ardu Shaam gaar ahaan dalka Suuriya ayaa ku waramaya in dablay hubaysan ay beegsadeen ciidamo ka tirsan laamaha amaanka ee ka...

Tiro Dad ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Duqeymo Cusub oo ay Yahuuddu...

0
Ilo-wareedyo Lubnaaniyiih ah ayaa goor sii horreysay oo xalay ah sheegay, in diyaarad aan duuliye lahayn oo ay leedahay Yahuudda ay gantaal la beegsatay...

Recent Posts