Xukuumadaha Kyiv iyo Moscow oo Isweydaarsaday Weerarro Culus iyo Eedeymo la Xiriira Jabinta...
Ciidamada Ruushka ayaa weerarro xooggan ku qaaday gobollo badan oo katirsan dalka Ukraine, weeraradaas ayaa sababay dhimashada iyo dhawaca dad Yukreniyaan ah, waxaana ku...
15 Qof oo isku Qoys ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Shil Baabuur...
Dalka Braziil ayaa lagasoo sheegayaa in uu ka dhacay shil gaystay dhimashada iyo dhawac 15 qof oo isku qoys ah, kaddib markii baabuur bas...
Zelensky: Ukraine Waxay Diyaar u Tahay Xabbad Joojin Shuruud La’aan ah.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay, in dalkiisu uu diyaar u yahay xabbad joojin shuruud la'aan ah, isagoo xusay in koox wafdi ah ay...
Qarax Xooggan oo Xalay Lala Beegsaday Koontarool ay Ciidamada DF kaga Suganyihiin Degmada Beledxaawo.
Wararka inaga soo gaaraya gobalka Gedo ee Konfurta Soomaliya ayaa tibaaxaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay xalay qarax la beegsadeen bar koontarool oo...
DEG DEG: Daawo Muuqaal Muujinaya Ciidamada Mujaahidiinta oo ku Sugan Deegaanka Sabiid & Caanoole...
Warbaahinnada dowladda Fadaraalka ayaa baryahaani tabinayay inay ciidamadooda dib ula wareegeen deegaanka Sabiid, taas oo qalbiga loogu qaboojinayay ciidamada dowladda Fadaraalka ee ka baqa...
Xuuthiyiinta oo ku Dhawaaqay inay soo Rideen Diyaarad Drone ah oo uu Leeyahay Maraykanka.
Xoogagga Xuuthiyiinta ayaa ku dhawaaqday fiidnimadii Isniinta, in ciidamadoodu ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee uu Mareykanku leeyahay, taas oo dulheehaabaysay...
Faahfaahinta Dagaallo Maanta iyo Shalay ka Dhacay Duleedka Magaalada Afgooye ee Gobalka Shabellada Hoose.
Gobalka Shabellada Hoose waxaa shalay iyo maanta ka dhacay dagaallo culus oo dhawar jeer lagu jebiyay ciidamada dawladda fadaraalka, dagaalada maanta ka dhacay duleedka...
Dawladda Ukraine oo Burburisay Daraasiin Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn ah Iyadoo Ruushku uu Wali...
Ciidamada Ukraine ayaa ku dhawaaqay, in nidaamyadooda difaaca cirka uu burburiyay 65 diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ah oo laga leeyahay dalka Ruushka,...