Duqaymihii u danbeeyay ee Marinka Qasa iyo iska caabinta Muqaawamada.
Ciidamada Yahuuda ayaa Lixdii bishaan sheegay inay weerar balaaran ku qaadi doonaan waqooyiga marinka Qasa. Yahuuda ayaa duqaymo iyo weeraro toos ah ka waday...
Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.
Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...
Duufaanta ku dhufatay Mareekanka iyo Xeebaha Miksiko oo Gaartay Meeshii ugu Saraysay.
Duufaanta nooca loo yaqaano Milton ee ku dhufatay dalka mareekanka iyo xeebaha miksiko, ayaa sii xoogaysatay waxayna gaartay heerkii ugu sarreeyay, iyadoo xawaaraha dabeylaha...
Kooxaha Mucaaradka ee Dalka Suuriya Oo Howgallo Millitari ka Bilaabay galbeedka Magaalada Xalab.
Kooxaha mucaaradka hubeysan ee ka dagaalama dalka Suuriya ayaa weeraro culus maanta ku qaaday fariisimaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Nuseeyriyada ee ka amarka...
Gabayga “KAABUL IYO GUUSHA REER AFGANISTAAN” Waxaa Tiriyay Abwaan Cabdullaahi Soomaali.
Gabaygaan waxaa lagu magacaaba "Kabul iyo Guusha Reer Afganistaan" waxa uu si qoto dheer oga hadlaaya guushii reer Afganistaan ay gaareen.
Gabaygaan "Kabul iyo Guusha...
Gabayga “GOBANNIMO-U-DIRIR” Waxaa Tiriyay Abwaan Nageeye Cali Khaliif.
Gabayga gobannimo-u-dirir waxaa la tiriyay maalin Arbaco ah, taariikhdu tahay June 03, 2015, waxaana tiriyay Abwaan Nageeye Cali Khaliif.
Todobaadka la tirinaayo gabayga dagaallo ayaa...
Gabayga “QABYAALAD” Waxaa Tiriyay Abwaan Abshir Bacadle.
Gabayga Qabyaalad waa gabay aad u qiimo badan, bulshada Soomaaliyeed muhiimad gaar ah u leh, madaama cudurka qabyaaladu dhibaato badan uu ku haayo bulshadeena...
DEG DEG: Mu’assasada Al-Kataib oo Faafisay Sawirada Weerarkii Shalay ka Dhacay Gobolka Galgaduud.
Mu'assasada Al-Kataib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Alshabaab ayaa faafisay sawirro ku saabsan weerarkii shalay ka dhacay gobolka Galgaduud.
Sawirada la faafiyay ayee ku...
60 askari oo Yahuud ah oo lagu dhaawacay Qaza iyo koonfurta Lubnaan labo maalmood...
Xog laga helay ciidamada Yahuuda ayaa lagu sheegay in 60 askari lagu dhaawacay Qaza iyo koonfurta Lubnaan 48-dii saac ee lasoo dhaafay, iyagoo Yahuudu...
Sidee Buu Xasan Sheekh Sabab Ugu Noqday Geeridii Cali Samatar? WQ: C/Risaaq Xaaji Xuseen.
Muddo 8 sano ah ayaa kasoo wareegatay markii uu geeriyooday Maxamad Cali Samatar.
Cali Samatar wuxuu ahaa Madaxweyne kuxigeenkii iyo Wasiirkii gaadhaandhigga ee dowladdii kacaanka...