Tuesday, July 8, 2025

Duqaymihii ugu dambeeyay ee Marinka Qaza.

0
Ciidamada Gumaystaha ayaa bilaabay weeraro iyo duqeymo ay ku bartilmaameedsanayaan xaafado ka tirsan Marinka Qaza, taasoo sababtay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo Falastiiniyiin...

Dooni ay Saarnaayeen Tahriibayaal oo ku Degtay Xeebaha Dalka Giriigga.

0
Ilaalada xeebaha Giriigga ayaa sheegay Talaadadii shalay, inay soo badbaadiyeen 27 tahriibayaal ah, isla markaana ay soo saareen meydadka 4 qof, kadib markii doontii...

Dhul-gariir xoogan oo ku dhuftay Bariga Turkiga.

0
Waxaa lasoo sheegayaa in manta uu dalka Turkiga qaybo kamida uu ku dhuftay dhulgariir xooggan, kaasoo sababay khasaare kala duwan, dhul-gariirka oo uu cabirkiisu...

Ukraine oo Amar ku bixisay in laga guuro Magaalooyin kamida Gobolka Kharkiv.

0
Maamulka Ukraine ayaa amar ku bixiyay in laga guuro saddex magaalo oo kuyaaala gobolka Kharkiv ee bariga dalkaas, sababo la xiriira duqaynta halkaas uu...

Madaxweynaha Shiinaha: Beijing Waxa ay Diyaar u Tahay in ay Wehel iyo Saaxiib la...

0
Warbixin uu baahiyey Telefishinka dhexe ee Shiinaha ayaa lagu sheegay, in madaxwaynaha dalkaas uu yiri “Shiinuhu  wuxuuu diyaar u yahay inuu noqdo saaxiibka Mareykanka,...

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo Howlgallo Millitariga ka Fuliyay Gobolada Bakool, Gedo iyo Baay.

0
Gobolka Bakool: Ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab waxey xalay howlgal qarax ah ka fuliyeen goob ay fadhiyeen ciidamada DF oo ku taala gudaha degmada Waajid ee...

Mareekanka oo Ku Dhawaaqay in uu Isbadal ku Sameeynayo Mawqifka Ciidamadiisa ee Bariga...

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay, in uu wax ka baddalayo mowqifka militariga Mareykanka ee Bariga Dhexe, si loo xaqiijiyo badqab ciidamada Mareykanka iyo...

Xisbullaah oo 50 gantaal labeegsatay fariisimo ay leeyihiin ciidamada Yahuudda.

0
Ururka shiiciga ah ee Xisbullaah ayaa ku dhawaaqay, in ay gantaallo ku duqeeyeen fariisimaha ciidamada Yahuudda ee Dishon iyo Delton, ayagoo sii wada  duqeymaha...

Sarkaal Sare oo Katirsana Calooshood Ushaqaystayasha Imaaraadka Carabta oo Lagu Dilay Dalka Yeman.

0
Weerar maalintii shalay ay fuliyeen militariga Alqaacidada Yeman ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada calooshood ushaqaystayasha Imaaraadka ee loogu yeero golaha...

Ciidamadaa Xarakada Alshabaab oo Howlgallo Millitari ka Fuliyay Gobolada Shabeelada Hoose, Hiiraan iyo Baay.

0
Shabeelada hoose: Ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab ayaa habeenkii xalay dagaal xooggan ku qaaday saldhigyada ciidamada DF ee xaafadaha Mukayga iyo Haanta dheer ee degmada Afgooye...

Recent Posts