Tuesday, July 8, 2025

Ukraine oo 200 oo Askari looga dilay Gobalka Kursk hal maalin gudaheed.

0
Ruushka ayaa ku dhawaaqay khasaaraha ciidamada Ukraine lagu gaarsiiyay manta oo kaliya inuu gaarayo wax kabadan 190 askari, halka uu jiro khasaare maadiya oo...

Diyaaradaha Sahaayinada oo 40 qof ku dilay waqooyiga Qaza.

0
Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Yahuudda ayaa lagu dilay ugu yaraan 40 falastiiniyiin ah, kuwaas oo ka kala dhacay guud ahaan marinka Qaza. Ciidamada Sahaayinada...

Turkiga iyo Yahuudda oo lafilayo in uu dagaal kadhex qarxo.

0
Su'aasha ku saabsan suurtagalnimada in dagaal uu ka dhex qarxo Turkiga iyo Yahuuda, ayaa ahayd mid ka mid ah su'aalaha ugu badan ee la...

XISBULLAAH OO KORDHISAY WEERARDA AY KU QAADEYSO YAHUUDDA

            Xalay weerarkii ugu cuslaa ayey fuliyeen xoogagga Shicada la baxay Xisbullaah ee ka dagalama Lubnaan, ayagoo isticmaalay Diyaarada nooca loo yaqaanno Mirsaad kow oo...

DEG DEG: Weerar Toogasho ah oo Laga fuliyay Dhulka ay Yahuudda Gumaysato.

0
Hay’adda  gurmadka dagdagga  ee Yahuudda ayaa sheegtay Talaadadii maanta, in hal qof uu ku dhintay shan kalena ay ku dhaawacmeen, weerar toogasha ah oo...

Yahuudda oo Sheegtay Qorshaha lagu Weerarayo Iran, inuu Diyaar u Uyahay in...

0
Hay’adda Warbaahinta Yahuudda ayaa Talaadadii maanta sheegtay, in heshiis buuxa laga gaaray habka iyo waqtiga laga  jawaabi lahaa weerarkii Iran, kadib markay sameeyeen wadatashiyo...

Yahuuddu ayagoo Bariga dhexe Awood ku leh, Maxay Shacabkoodu uga quusteen inay sii...

0
Nahum Goldman, oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii hore ee Ururka Sahyuuniyadda Adduunka, ayaa ka warramay kulan uu la yeeshay David Ben-Gurion, Ra'iisul wasaarihii ugu...

Maamulka yahuuda ayaa sheegay iney 8bilood ku qeybin doonaan ilaa 170,000 kun oo hub...

      Kayaanka sahyuuniga oo dareemaya cabsi iyo qalqal xoogan ayaa sheegay in ay dadka yahuuda ah hubeyn doonaan si ay u dagaalamaan. Wasiirka arimaha gudaha maamulka...

Gumaystaha Yahuudda oo Duullaan ku qaaday Daanta Galbeed iyo Dagaalyahanada wax iska Caabinta...

0
Maanta barqadii ayay ciidamada gumaystaha Yahuudda xoog ku galeen magaalooyin ku yaalla Daanta Galbeed, waxayna bilaabeen ol-ole ay ku xirxirayaan shacabka, waxayna dagaal la...

Ciidamada Ruushka oo ku sii siqaya koonfurta Ukraine.

0
Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in ciidamadeedu la wareegeen tuulada Levandi ee gobolka Zaporizhya ee dhacda koonfurta Ukraine. Ciidamada...

Recent Posts