Militariga Suudaan oo Ku Dhawaaqay, inay Maleeshiyaadka Taageerada Degdegga ah kala Wareegeen Deegaan Istaraatiiji...
Maamulka gobolka Daarfur ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay, in ciidamadooda la wareegeen gacan ku haynta deegaanka istaraatiiji ah oo ay maamulayeen ciidamada Taageerada...
Askar Itoobiyaan ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax Lagula eegtay Magaalada Baydhabo...
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta Qarax xooggan la eegtay askarta xabashida Itoobiya ee duulaanka ku joogta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee...
Inka Badan 20 Qof oo lagu Dilay Weerar ka Dhacay Dalka Nigeria ee Dhaca...
Deblay hubaysan oo aan heybtooda la garanaynin ayaa todobaadkii hore weerar ku qaaday dad beeralay iyo kaluumaysata isugu jira oo ku nolaa gobolka Borno...
Qarax Xooggan oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Bariga Gobolka Dayr-Azuur ee...
Fiidnimadii Axadda, qarax xooggan ayaa lala beegsaday saldhig booliis oo ku yaalla magaalada Mayaadiin ee bariga gobolka Dayr-Azuur ee dalka Suuriya, kaas oo sababay...
Inka Badan 80 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Magaalada...
WAR SAXAAFADEED: “Hawlgal lagu naafeeyay cadawga oo ka dhacay Muqdisho”
Halkaan ka akriso bayaanka rasmiga ah ee kasoo baxay taliska malatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Dawladda Turkiga oo Dalka Liibiya ka Daadguraysay ku Dhawaad 100 Xubnood oo Kasoo Jeeda...
Dowladda Turkiga ayaa 82 muwaadin si degdeg ah uga daadgureysay magaalada Triboli ee caasimadda dalka Liibiya, kaddib markii ay halkaasi ka dhaceen iska horimaadyo...
Ku dhawaan 20 Qof oo ku Naf-waayay Duufaano ku Dhuftay Gobollo kala Duwan oo...
Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in duufaano xooggan ay ku dhufteen gobollo kala duwan oo ka tirsan dalkaas, halkaas oo ay dhimasho...
Dowladda Fadaraalka oo Sarkaal Muhiim ah Ku Waysay Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Duleedka Moqokori.
Cabdiraxmaan Xujaale oo ahaa Taliyaha Guutada 26-aad ee qeybta 27-aad ee ciidanka Dowladda Fedaraalka, ayaa lagu dilay dagaallo maanta ka dhacay duleedka magaalada Moqokori...
Inka Badan 60 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo ka Dhacay Duleedka...
Dagaallo culus oo u dhaxeeyey Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan.
Dagaalladaan...
Weerar Khasaare lagu Gaarsiiyay Yahuudda oo ka Dhacay Daanta Galbeed ee Gumaysiga ku Jirta.
Nin ku hubaysan toorreey ayaa malintii shalay weerar ku qaaday askar ka tirsan Booliiska Yahuudda oo ku sugnaa bariga magaalada barakaysan ee Al-Qudus ee...