Saturday, January 4, 2025

Ciidanka yahuudda oo ugu baaqay dadka dagan Jabalia inay isaga qaxaan.

Deegaanka Jabalia ee Marinka Qaza ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay barakac aad u ballaaran, waxaana uu kusoo beegmayaa xilli ciidamada yahuudda howlgalla...

Taliyaha CID-da Maamulka Koonfur Galbeed oo Gurigiisa Lagu Weeraray.

0
Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday, hoyga uu magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay ka dagan yahay sarkaal katirsan maamul goboleedka...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Gaari Looga Gubay Gobolka Galgaduud.

0
Gobolka Galgaduud: Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa qarax xooggan ka fuliyay duleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Qaraxa ayaa lagu gubay gaari Cabdi...

Gumeystaha Yahuuda oo Duqeyn ku Dilay Wariye Xasan Xamad Xilli uu ku Sugnaa Gurigiisa...

0
Warbaahinta reer Falastiin ayaa wax yar ka hor shaacisay in weriye Xasan Xamad uu ku shahiiday duqeyn ay gaalada Yahuuda ay ka gaysteen xerada...

Gumeystaha Yahuuda oo Xasuuq Ka Gaystay Masjid, Iskuul iyo Guryo ku Yaalla Magaalada Gaza...

0
Gumeystaha Yahuuda ayaa saacadihii la soo dhaafay ka gaystay magaalada Gaza xasuuq aad u daran ka dib markii ay duqeeyeen maajid, iskuul, xarumo dad...

Gabayga “KAABUL IYO GUUSHA REER AFGANISTAAN” Waxaa Tiriyay Abwaan Cabdullaahi Soomaali.

0
Gabaygaan waxaa lagu magacaaba "Kabul iyo Guusha Reer Afganistaan" waxa uu si qoto dheer oga hadlaaya guushii reer Afganistaan ay gaareen. Gabaygaan "Kabul iyo Guusha...

Hogaamiye Katirsan Guutada Al-Qassam Ayaa Isaga iyo Qoyskiisa Lagu Dilay Waqooyiga Dalka Lubnaan.

0
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta ah ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay in ay shahiideen hogaamiye katirsan guutada Al-Qassam oo lagu magacaabo Saciid Cadallah Cli, xaaskiisa iyo...

Ciidamada Shisheeye Iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya oo Lagu weeraray Gobolka Shabeelada Hoose.

0
Shabeelada hoose: Mellitariga xarakada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada waxey 8 qarax la beegsadeen kolanyo ka tirsan ciidamada Afrikaanta oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa...

Maleeshiyaadka Shiicada Dalka Ciraaq oo Dilay Laba Askari oo Katirsan Gumeystaha Yahuuda.

0
Ciidamada gumeystaha Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in laba askari looga dilay 24 kale looga dhaawacay weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo ka...

Burburka ka Dhashay Duqeyntii Iiraan ay ku Qaaday Garoomada Militari ee Gumeytaha Yahuuds oo...

0
Wargayska Cibraaniga ah ee Macaarif ayaa faafiyay qaar ka mid ah sawirada burburkii ka dhashay duqeyntii Iiraan ay la beegsatay gumeystaha Yahuuda. Weerarka gantaallada loo...

Recent Posts