Maleeshiyaadka Shiicada Dalka Ciraaq oo Dilay Laba Askari oo Katirsan Gumeystaha Yahuuda.
Ciidamada gumeystaha Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in laba askari looga dilay 24 kale looga dhaawacay weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo ka...
Burburka ka Dhashay Duqeyntii Iiraan ay ku Qaaday Garoomada Militari ee Gumeytaha Yahuuds oo...
Wargayska Cibraaniga ah ee Macaarif ayaa faafiyay qaar ka mid ah sawirada burburkii ka dhashay duqeyntii Iiraan ay la beegsatay gumeystaha Yahuuda.
Weerarka gantaallada loo...
Kooxda Xuutiyiinta Yeman oo Qarxiyay Markab Laga Leeyahay Dalka Ingriiiska + Sawiro.
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay weerar xoggan ku qaadeen mid ka mid ah maraakiibta laga leeyahay dalka Ingiriiska.
Markabka la weeraray ayaa maraayay...
Ciidamada Gumeystaha Yahuuda oo ku Dhawaaqay in 8 Askari Looga Dilay Koonfurta Lubnaan.
Ciidamada gumeystaha Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in 8 askari looga dilay dagaallo ka dhacay koonfurta dalka Lubnaan.
Warbaahinta gumeystaha ayaa sidoo kale sheegtay in 39 ...
Xamaas oo Sheegatay Mas’uuliyadda Dilka 7 Israa’iiliyiin ah oo Lagu Dilay Howlgalkii Yaffa.
Guutada Al-Qassam, ee taabacsan dhaqdhaqaaqa Xamaas ee Falastiin, ayaa Arbacadii sheegatay mas’uuliyadda hawlgalkii Yaffa ee maalintii Talaadadii lagu xasuuqay qaar ka mid ah gumeystaha...
Ciidamada Shisheeye oo Lagu Qarxiyay Shabeelada Hoose.
Guutada qaraxyada ee xarakada Alshabaab ayaa 3 Qarax la beegsaday kolanyo katirsan ciidamada shisheeye Afrikaanta ah.
Qaraxyada ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Danow...
Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan Ayaa Dalka Afgaanistaan Kawada Hormaro Aad u Balaaran.
Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan markii ay dalka Afgaanistaan ay xoreeyeen waxay dhaqan galiyeen shareecada Islaamka, arintaas waxaa ka dhashay natiijo dunida oo idil...
Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.
Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...