Thursday, May 22, 2025

Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.

0
  Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...

Siday Muqawamada Falastiin awood ugu yeelatay Hawlgalada Waqooyiga Marinka Qaza? (Warbixin)

0
Khabiir ku takhasusay arimaha milatariga oo lagu magacaabo Muhammad Al-Sammadi ayaa sheegay in kororka xawliga ah ee hawlgallada wax iska caabinta Falastiinta ay wali...

Muxuu Mudnaanta koowaad ka Dhigayaa Ajendaha Trump ee Bariga Dhexe? (Warbixin)

0
Tifaftiraha arrimaha siyaasadda ee wargeyska Maariv, haweenayda lagu magacaabo Anna Brasky, ayaa shaki gelisay suurtagalnimada in garabka midigta fog ee Yahuudda ay gaaraan hammigooda...

Sanad Kadib iyo Gumeystaha Yahuuda Khasaaraha Ciidan ee ka Soo Gaaray Howlgalkii Duufaanta Al-Aqsaa...

0
Guutada Al-Qassam, oo ah garabka militari ee ururka Xamaas, ayaa bilaabay Hawlgalka “Duufaanta Al-Aqsa” subaxnimadii Sabtida, 7, Oktoobar, 2023. Subaxdaas waxa uu caalamka marti galiyay...

Howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa iyo Fashilka Gumeystaha Yahuuda [Warbixin].

0
Guutada Al-Qassam, oo ah garabka militari ee ururka Xamaas, ayaa bilaabay Hawlgalka “Duufaanta Al-Aqsa” subaxnimadii Sabtida, 7, Oktoobar, 2023. Militariga iskacaabinta ayaa in ka badan...

Sanad Kadib iyo Gumeystaha Yahuuda Khasaaraha Dhaqaale ee ka Soo Gaaray Howlgalkii Duufaanta Al-Aqsaa...

0
Tan iyo markii uu bikowday dagaalkii duufaanta Al-Aqsaa waxay daabacayeen website-yada iyo xarumaha cilmi-baarisyada ee ka faallooda arrimaha dhaqaalaha warbixinno muujinaaya sida uu uburburaayo...

Maxaa ka Jira in Dowladda Chad ay Taageerto Malleeshiyaadka RSF ? [Warbixin].

0
Xiriirka ka dhaxeeya dalalka Suudan iyo Chad, waa mid salka ku haya xiriir siyaasadeed, mid bulsho iyo mid amni intaba, iyadoo uu san meesha...

Yahuudda Awood ma Uleedahay inay Dagaal la Gasho Xoogagga Xuutiyiinta. (warbixin).

0
Wargeyska Maariv ee ka soo baxa dhulka ay Yahuudda xoogga ku haysato ee Falastiin ayaa sheegay, in Sahaayinada ay awoodi wayday in ay ka...

Dhacdooyinkii Ugu Caansanaa ee Dalka Suuriya ka Dhacay 13-kii Sano ee Lasoo Dhaafay. (Warbixin)

0
Suuriya waa dal dhaca bariga dhexe oo ay kuu loolamayaan awoodo badan, taas oo keentay in siyaasada dalkaasi ay noqoto mid ay isku cirbiyaan...

Ina Igarre iyo Sayid Maxamed, Xasan Sheekh iyo Sh. Abu Cubeyda (Maqaal)

0
“Taariikhdu, siiba taariikhda dagaalladu, sida caadiga ah ma ahan kaliya u kuulgalka tagtada, ee waa, sidoo kale, dib u eegista sida uu mustaqbal ay...

Recent Posts