Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.
Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...
Iran ma Awoodo Inay Taageero Ciidan u Fidiso Nidaamka Bishaar Al-Asad Sababahan Awgood. (Warbixin)
Khabiir dhanka militariga ku xeel dheer oo lagu magacaabo Colonel Hatem Karim Al-Falahi ayaa sheegay, in Iran aysan heli doonin waqti ku filan oo...
DEG DEG; Warbixin= Tobaneeyo Qof Ayaa Ku dhimatay Weerar Daroon oo Ka...
Ku dhawaad 70 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday cisbitaalka kaliya ee shaqeeya ee ku yaala magaalada go’doonsan ee al Fashir ee dalka Sudan,...
Maxay Tahay U Jeedada uu Maraykanku Ka Leeyahay Fariinta Cusub ee uu u Diray...
Iyadoo Tehran ay isku diyaarinayso inay ka jawaabto warqad ka timid madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo soo jeedinaysa wada xaajoodyada heshiis cusub oo Nukliyeer...
Falanqeeyayaasha: Washington waxay baaritaan ku haysaa Xukuumada Cusub ee Suuriya Inay Hirgalinayso ku...
Dadka siyaasadda falanqeeya ayaa isku raacay in dhaq-dhaqaaqa ay Beesha Caalamka gaar ahaan Mareykanka ka wadaan dalka Suuriya ay uga golleeyihiin in lagu tijaabiyo...
Maxay Yihiin Yoolalka Natanyaahu ee uu Gaari Waayay Mudo 15 Bilood ah oo uu...
Muddo 15 bilood ah, Ra'iisul Wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu ma joojin ku celcelinta yoolalkiisa ku aaddan dagaalka Marinka Qaza, oo uu ugu muhiimsanaa soo...
Askar ka Tirsan Yahuudda oo Qirtay inay Dambiyo Dagaal ka Galeen Marinka Gaza.(Warbixin)
Wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegtay, in askar Israa’iiliyiin ah ay qirteen in ay galeen dambiyo dagaal, sida inay bar-tilmaameedsadeen dadka aan isdifaaci karin,...
Aqlabiyadda Shacabka Yahuudda oo aaminsan in Sahaayinadu aysan ka adkaanin Xizbullaah (Warbixin).
Ra’yi ururin laga baahiyey Channel 13 ee Yahudda ayaa muujisay in aqlabiyadda ugu badan ee shacabka Sahaayinada ay aaminsan yihiin in maamulka Yahuudda aanay...
Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdiraxman oo Jeediyay Kalmad ku Saabsan Munaasabada Ciidul Fitriga...
Sheekh Mahad Warsame Abu Cabdiraxman oo kamida qiyaadada sare ee Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab ayaa jeediyay kalimad ku saabsan munaasabada ciidul fidriga, taas oo uu...
Gabood fallada uu Nidaamka Bishaar Al-Asad ku Hayo Sunniyiinta ku nool dalka Suuriya...
Suuriya waa mid kamid ah dalalka dhaca dhulka barakaysan ee Shaam, wuxuuna safka hore kaga jiraa waddamada ay ku dhibaataysan yihiin Muslimiinta gaar ahaan...