Wednesday, January 1, 2025

Siday Muqawamada Falastiin awood ugu yeelatay Hawlgalada Waqooyiga Marinka Qaza? (Warbixin)

0
Khabiir ku takhasusay arimaha milatariga oo lagu magacaabo Muhammad Al-Sammadi ayaa sheegay in kororka xawliga ah ee hawlgallada wax iska caabinta Falastiinta ay wali...

Muxuu Mudnaanta koowaad ka Dhigayaa Ajendaha Trump ee Bariga Dhexe? (Warbixin)

0
Tifaftiraha arrimaha siyaasadda ee wargeyska Maariv, haweenayda lagu magacaabo Anna Brasky, ayaa shaki gelisay suurtagalnimada in garabka midigta fog ee Yahuudda ay gaaraan hammigooda...

Dalka Cumaan oo Qaadacay Wax Soo Saarka Shikradaha Taageera Sahaayinada. (Warbixin)

0
Shacabka  ku nool Saldana Cumaan ayaa qaadacay shirkadaha iyo hay’adaha ku taageersan  Yahuudda dagaalka ay ka waddo Marinka Gaza iyo Lubnaan, iyadoo su’aalo la...

Maxaan ka ognahay Dhulmareenkii Muslimka Ahaa ee noolaa Qarniyadii Dhexe. Guud Marka Socdaalkii...

0
Waxaa noogu danbaysay maqaalkii labaad iyadoo Muxammad Tughlaq uu soo jeediyay in Ibnu Batuuta laga dhigo safiirka dawladiisa ufadhiya Shiinaha, kaddibna uu Ibnu Batuuta...

Maxaan ka ognahay Dhulmareenkii Muslimka Ahaa ee noolaa Qarniyadii Dhexe. Guud Marka Socdaalkii...

0
Waxaa maqaalkii hore noogu danbaysay iyadoo uu Ibnu Batuuta galay magaalada Baqdaad oo xiligaas Magaceeda mooyaane muuqaalkeedii baaba’ay, kaddib markii ay tartaarku dhulka la...

Boqolkiiba 63% Ardayda Yahuudda oo ku Fikiraya inay Waxbarashada Joojiyaan waa Maxay...

0
Wargeyska Maariv ee ka soo baxa dhulka gumaysataha uu haysto ee Falastiin, ayaa daabacay natiijadii ra’yi ururin dhawaan la sameeyay oo ku saabsan saamaynta...

Maxaan ka ognahay Dhulmareenkii Muslimka Ahaa ee noolaa Qarniyadii Dhexe. Guud Marka Socdaalkii...

0
Abu Abdullah Muhammad bin Abdullah bin Muhammad bin Abdul Rahman bin Yusuf al-Lawati al-Tanji, oo loo yaqaan Ibnu Batuuta, waa mid ka mid ah...

Guusha Trump Maxay uga Dhigan Tahay Ruushka? (Warbixin).

0
Falanqeeyaha siyaasadda Ruushka haweenayda lagu magacaabo Tatiana Stanovaya ayaa aaminsan, in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu umuuqdo nin nasiib badan bilihii la soo dhaafay,...

6 Isbadal oo ku yimid Caqiidadii milatari ee Yahuudda (warbixin).

0
Tan iyo markii la aasaasay Kayaanka Sahaayinayada ee gumaysta dhulka Falastiin, waxa ay Yahuuddu dagsatay qorshooyin iyo istiraatiijayad, iyadoona qaaday duulaanno gardarro ah, si...

Gabood fallada uu Nidaamka Bishaar Al-Asad ku Hayo Sunniyiinta ku nool dalka Suuriya...

0
Suuriya waa mid kamid ah dalalka dhaca dhulka barakaysan ee Shaam, wuxuuna safka hore kaga jiraa waddamada  ay ku dhibaataysan yihiin Muslimiinta gaar ahaan...

Recent Posts