Jihaadiyiinta JINIM oo Qarax ku Burburiyay Gaari Gaashaaman oo ay Lahayeen Ciidanka Burkina Faso.
Ciidamada Jamaacada Nusratul Islaam wal-Muslimiin ayaa qarax ku burburiyay gaari gaashaaman oo ay lahaayeen ciidamada dowlada Burkina Faso.
Qaraxan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa...
Wada-xaajoodya u Dhaxeeya Muqaawamada Falastiin iyo Yahuudda oo lagu Wadaa inay Ka Furmaan Qatar.
Ra’iisul wasaaraha Yahuudda Binyamiin Netanyaahu ayaa shaaca ka qaaday, in wafdi ka socda maamulkiisa ay maanta oo Axad ah u ambabixi doonaan caasimadda Qadhar...
Dad Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Duqeymo ay Yahuuddu Ka Fulisay Koonfurta Lubnaan.
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee gumaystaha Yahuudda ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeymo ka geystay Koonfurta Lubnaan, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac sida ay...
Muqaawamada Falastiin oo Aqbashay Heshiiska Xabad-joojinta ee la Filayo inuu ka Dhaqan Galo Qazza.
Muqaawamada Falastiin ayaa shaaca ka qaaday, inay dhex dhexaadiyayaasha u gudbiyeen jawaabtii ay ka bixiyeen hindisaha heshiiska xabad joojinta ee la filayo inuu ka...
Dabka ka Kacay Kaymaha Dalka Turkiga oo Ku sii Fidaya Dhul Hor Leh.
Dalka Turkiga ayaa wajahaya musiibooyin isdaba joog ah, kaddib markii uu kor u kacday xadiga heer kulka ee dalkaas, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka...
Yukrayna oo Duqeyn Ku Dhishay Mid kamida Saraakiisha ugu Sareeyo Ciidamada Badda ee Ruushka.
Wararka kasoo baxaya dagaalka u dhaxeeyo Ruushka iyo Yukrayn ayaa ku waramaya, in taliye ku xigeenka ciidamada badda ee Ruushka, lagu dilay weerar gantaal...
Tonanaan Askari oo Raashiyaan ah oo Lagu Dilay Weerarro ka Dhacay Dalka Maali.
Waxaa si isa soo taraysa u sii xoogeysanaya weerarada ay ciidamada mujaahidiinta ee Jamaacada Nusratul Islaam wal-Muslimiin ka fulinayaan dalka Maali, kuwaas oo u...
Wasiir Hore oo Raashiyaan ah oo Lagu Xukumay 13 Sano oo Xarig ah.
Maxkamad ku taalla magaalada Mosko ee caasimadda Ruushka ayaa ku xukuntay 13 sano oo xarig ah wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda difaaca ee...
Maraykanka oo Hakiyay Gargaarkii Milatari ee uu Siin Jiray Yukrayn Sababa La Xiriira Gabaabsi...
Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay joojisay dirista qaar ka mid ah hubkii ay horey ugu ballanqaadday dawladda Yukrayn, taas oo...
Saraakiil ka Tirsan ciidamada Bakistaan oo Lagu Dilay Qarax ka Dhacay Waqooyi Galbeed Dalkaas.
Dalka Bakistaan ayaa lagasoo sheegayaa inuu ka dhacay qarax culus oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen xubno ka tirsan dawladda, kaddib markii gaari...