Thursday, April 17, 2025

Sarkaal Sare oo ka tirsan Xisbullaah oo Sheegay in uu Wadahadal Hub Dhigis ah...

0
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka shiiciga ah ee Xisbullaah ayaa warbaahinta la wadaagay in kooxdiisu ay diyaar u tahay wadahadal ku saabsan hubka...

kumanaan kun oo ka Barakacay Guryahoodii Kaddib Dab Xooggan oo ka Kacay Dalka Mareykanka.

0
In ka badan 30 Kun oo qof ayaa lagu qasbay in ay guryahooda ka baxaan, kaddib markii uu dab qabsaday dhul xeebeedka Los Angeles...

Xildhibaan Hore Oo ku Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Beledxaawo Ee Gobolka Gedo.

Guutada qaraxyada ee xarakada mujahidiinta Alshabaab oo weerar qarax loo adeegsaday maanta ka fuliyay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Weerarkan ayaa khasaaro xooggan lagu gaarsiyay...

Askar Katirsan Dowladda Hindiya oo Lagu Dilay Gobalka Kishmiir.

Weerar hubaysan oo lagu qaaday ciidamada dowlada Hindiya ee xoogga ku haysata qaybo ka mid ah gobolka Kishmiir ayaa laga dilay 2 askari sidoo...

Mareykanka oo Taageeray in ciidamo ka socda Yurub la Geeyo Ukraine.

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay, in uu si buuxda u taageeri doono in ciidamo nabad ilaalin ah oo ka socda Yurub la...

Labo Sarkaal oo Yahuud ah oo Shaqada laga Ceyriyay Kadib Markii ay ka soo...

0
Maamulka Yahuudda ayaa go'aansaday, in ay shaqada ka cayriyaan laba sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada kaydka ah, kadib markii ay ka soo horjeesteen dib...

Yahuudda oo Lagu Yaqaanno Balan Kabaxa ayaa Waxay jebisay qodobbadii heshiiska ee Qazza.

Maalintii shanaad ee heshiiska xabbad joojinta ee Marinka Gaza, ayaa maamulka Yahuudda Durbadiiba waxa ay jebiyeen qodobbadii lagu heshiiyey, kaddib markii maraakiibta dagaalka ee guumaysiga...

Dowladda Mareykanka oo Cambaareysay Weerarkii ka Dhacay Yeman.

Dowlada Mareykanka oo dagaal islaam ka dirir ah kaga jirta dalka Yeman mudo aad udheer ayaa soo saartay bayaan. Safaarada Mareykanka ee dalka Yeman ayaa...

DEG DEG: Afhayeenka Guuratada Al-Qassaam oo ku dhawaaqay dilka Maxamed Ad-Deyf.

0
Afhayeenka ururuka Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay Hogaamiyihiin guud ee Guutooyinka CIzzudiin Al-Qassaam Muxamad Ad-Deyf oo kunyadiisa lagu magacaabo (Abuu Khaalid). Qaaidkan ayaa...

Kooxaha Kacdoon Wadayaasha Suuriya oo Qabsaday Magaalada Talracfat iyo Garoonka Diyaaradaha ee Munij.

Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa ku dhawaaqay horraantii maanta oo Axad ah, in ciidamadoodu ay la wareegeen gacanta ku haynta magaalada istiraatiijiga ah ee...

Recent Posts