DEG DEG: Gumeystaha Yahuuda oo Seddex Askari Looga Dilay Magaalada Gaza.
Weerar jid-gal ah oo maanta ka dhacay ee deegaanka Jabaliya ee waqooyiga Marinka Gaza ayaa lagu laayay tiro ka mid ah gumestaha Yahuuda.
Askarta halaagsamay...
Dalka Cumaan oo Qaadacay Wax Soo Saarka Shikradaha Taageera Sahaayinada. (Warbixin)
Shacabka ku nool Saldana Cumaan ayaa qaadacay shirkadaha iyo hay’adaha ku taageersan Yahuudda dagaalka ay ka waddo Marinka Gaza iyo Lubnaan, iyadoo su’aalo la...
DEG DEG: Cunug u Dhashay Qaab Mucjiso ah Kadib Markii Hooyadiis ay Shahiiday.
Isbitaalka Al-Cawda ee ku yaala xerada Nuseyrat, ee bartamaha magaalada Gaza, ayaa sheegay maanta oo Sabti ah, in dhakhaatiirta isbitaalka ay ku guulaysteen in...
Duqaymihii u danbeeyay ee Marinka Qasa iyo iska caabinta Muqaawamada.
Ciidamada Yahuuda ayaa Lixdii bishaan sheegay inay weerar balaaran ku qaadi doonaan waqooyiga marinka Qasa. Yahuuda ayaa duqaymo iyo weeraro toos ah ka waday...
DEG DEG: Qarax weyn oo gilgilay magaalada Tel Aviv.
Warbaahinta gumaystaha Israa’iil ayaa sheegtay maanta oo Jimco ah in qarax xooggan uu ka dhacay waddada "Ben Yehuda" ee magaalada Tel Aviv ee caasimada...
Avigdor Lieberman: Waxaan Wajahaynaa Fashil Sirdoon oo Halis Ah.
Wasiirkii hore ee arimaha dibadda iyo Difaaca maamulka gumaystaha Yahuud ahna madaxa xisbiga Sahyuuniyadda (Israa'iil Baytuna), Avigdor Lieberman, ayaa sheegay in maamulka gumaystaha Yahuuda...
Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.
Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...
Kooxaha Mucaaradka ee Dalka Suuriya Oo Howgallo Millitari ka Bilaabay galbeedka Magaalada Xalab.
Kooxaha mucaaradka hubeysan ee ka dagaalama dalka Suuriya ayaa weeraro culus maanta ku qaaday fariisimaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Nuseeyriyada ee ka amarka...
Duufaanta ku dhufatay Mareekanka iyo Xeebaha Miksiko oo Gaartay Meeshii ugu Saraysay.
Duufaanta nooca loo yaqaano Milton ee ku dhufatay dalka mareekanka iyo xeebaha miksiko, ayaa sii xoogaysatay waxayna gaartay heerkii ugu sarreeyay, iyadoo xawaaraha dabeylaha...
Sidee Bay Tahay Noolasha Reer Gaza Waqtiga Jiilaalka. (Warbixin)
Wargeyska “La Croix” ee ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa daabacay warbixin uu kaga hadlayo dhibaatada ay dadka reer Gaza wajahayaan xilliga jiilaalka, iyagoo...