Kuuriyada Waqooyi oo Buufinno Qashin ah Uriday Dhanka Kuuriyada Koonfureed.
Ciidamada qalabka sida ee Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay maanta oo Axad ah, in Kuuriyada Waqooyi ay ridday ilaa 20 buufin oo qashin ah oo...
Yahuudda oo shaacisay in laga dilay sarkaal sare.
Ciidanka Yahuudda ayaa ku dhawaaqay in Kornayl ciidan oo horay ugu dhaawacmay dagaalada ka socda konfurta Lubnaan uu dhintay.
Ciidanka Yahuudda ayaa bayaan ay soo...
Madaxweynaha Shiinaha oo ugu Baaqay Ciidamadiisa Inay Udiyaargarowaan Dagaal.
Madaxweynaha Shiinaha ayaa ugu baaqay ciidamada dalkiisa inay xoojiyaan u diyaargarowga dagaal lagu qaado Taiwan, sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ah ee dawladda, arinkaas...
Dawladda Iran oo ka Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Netanyahu.
Ergada Iran ee Qaramada Midoobay ayaa beeniyay, in ay wax xiriir ah Iran la leedahay weerarkii loo adeegsaday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee lala...
73 qof oo ku shahiiday Beit Lahiya oo dhacda waqooyiga marinka Qaza.
Waqooyiga Marinka Qaza, ayaa laga diiwaan geliyay xasuuqii labaad in ka yar 24 saacadood gudahood, kadib markii 33 falastiiniyiin ah - oo ay ku...
Nidaamka Difaaca Hawada ee Ruushka oo Burburiyay Diyaarado ay Leedahay Ukraine.
Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa subaxnimadii maanta ku dhawaaqday, in nidaamyada difaaca cirka ay burburiyeen 16 diyaaradood oo laga leeyahay Ukraine oo ku sugnaa...
Duqaymihii ugu dambeeyay ee Marinka Qaza.
Duqeymaha ay Yahuuddu ku hayaan guud ahaan Marinka Qaza ee go’doonsan, waxaa ku shahiiday 24-kii saac ee lasoo dhaafay ugu yaraan 39 qof oo...
DEG DEG: Gurigii Ra’iizul Wasaaraha Yahuudda oo la Weeraray.
Wararka inaga soo gaaraya dhulka uu gumaystaha Yahuudda haysto ee falastiin ayaa sheegaya, in Diyaarad Drone ah oo kasoo duushay dalka Lubnaan ay duqeysay...
Yahuudda oo Duqaymo iyo Go’doomin ku haysa Isbitaalka Indonesia ee Qaza.
Agaasimaha isbitaalka Indonesia ee Gaza ayaa Sabtidii maanta sheegay, in taangiyada Yahuudda ay duqeeyeen isbitaalka, isla markaana ay ku hareeraysan yihiin dhammaan dhismaha oo...
Maraykanka iyo Ingriiska oo mar kale weerarro ka gaysatay Yemen iyo Xuutiyiinta oo Markab...
Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa mar kale dib u cusbooneysiiyay duqeymaha ay ku hayaan goobaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Xuuthiyiinta, kuwaas...