Sunday, April 20, 2025

DED-DEG: Muqaawamada Falastiin oo ku Dhawaaqday Dilka Yahya Sinwar.

0
Madaxa  Xamaas ee Qaza, Khaliil al-Hayya, ayaa ku dhawaaqay dilka  madaxii xafiiska siyaasadda ee xarakada xamaas  Yahya al-Sinwar, oo saacadihii lasoo dhaafay maamulka Yahuuddu...

Gumaystaha Yahuudda oo Gudaha u Galay Magaalooyinka Qalqilya iyo Tubas, iyada oo ay...

0
Ciidamada Yahuudda ayaa gudaha u galay  waaberigii maanta oo Jimca ah, magaalooyinka Tubas iyo Qalqilya oo ka tirsan Daanta Galbeed ee la haysto, waxayna...

Gumeystaha Yahuuda oo ku Dhawaaqay Dilka Hogaamiye Yaxye Sinwar.

Gumeystaha Yahuuda ayaa galinkii dambe ee shalay ku dhawaaqay dilka hogaamiye Yaxya Sinwar. Ciidama gumeystaha ayaa sheegay in Yaxya Sinwar lagu dilay is rasaasayn si...

Gumeystaha Yahuuda oo qirtay in 5 askri Loga Dilay Koonfurta Lubnaan.

Gumeystaha Yahuuda ayaa qirtay in laga dilay 5 askari halka 8 kale looga dhaawacay koonfurta dalka Lubnaan. Saacadihii la soo dhaafay gumeystaha Yahuuda ayaa furimaha...

Ruushka oo uga Digay Yahuudda in ay Bar-tilmaamsato Xarumaha Nukliyeerka ee Iran.

0
Ruushku waxa uu uga digay maamulka Yahuudda in uu bar-tilmaameedsado xarumaha Nukliyeerka ee Iran, taas oo qayb ka ah suurtogalnimada in ay Yahuudda kaga...

Gumaystaha Yahuudda oo xasuuq ka geysatay Deegaanka Jabalia.

0
Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa ku dhawaaqday maanta oo Khamiis ah, in gumeystaha  Yahuusddu uu xasuuq cusub ka geystay xerada Jabalia ee waqooyiga marinka...

Kuuriyada Waqooyi oo qarxisay wadada tareenada ee ay lawadaagto Kuuriyada Koonfureed.

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa qarxisay qaybo ka mid ah waddooyinkeeda  tareennada ay la leedahay Kuuriyada Koonfureed, waxayna ku tilmaamtay Kuuriyada koonfureed inay tahay  dawlad cadow...

Maleeshiyaadka Xisbullah oo Sheegay in ay Burburiyeen Taangi ay Yahuuddu Leedahay.

0
Ururka shiiciga ee Xisbullah oo fadhigiisu yahay Lubnaan ayaa ku dhawaaqay habeenimadii Khamiistii, in ay burburiyeen taangi ay Yahuuddu leedahay, kaas oo ku sugnaa...

Raisul-wazaaraha Yahuudda oo Ruushka ku Eedeeyay in uu Hubsiiyay Ururka Xisbullaah.

0
Ra'iisul wasaaraha Yahuudda Benjamin Netanyahu, ayaa Arbacadii shalay ku sheegay  wareysi lagu daabacay wargeys ka soo baxa Faransiiska, in ciidamadiisu ay heleen hub casriga...

Dowladaha Mareykanka iyo Ingriiska oo Duqeeyay Dalka Yeman.

Ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ingriiska ayaa subaxnimadii hore ee saaka duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Yeman.  Duqeymaha ayaa lala beegsaday xarumaha lagu keydiyo...

Recent Posts