Saturday, April 19, 2025

Mareekanka oo Ku Dhawaaqay in uu Isbadal ku Sameeynayo Mawqifka Ciidamadiisa ee Bariga...

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay, in uu wax ka baddalayo mowqifka militariga Mareykanka ee Bariga Dhexe, si loo xaqiijiyo badqab ciidamada Mareykanka iyo...

Xisbullaah oo 50 gantaal labeegsatay fariisimo ay leeyihiin ciidamada Yahuudda.

0
Ururka shiiciga ah ee Xisbullaah ayaa ku dhawaaqay, in ay gantaallo ku duqeeyeen fariisimaha ciidamada Yahuudda ee Dishon iyo Delton, ayagoo sii wada  duqeymaha...

Sarkaal Sare oo Katirsana Calooshood Ushaqaystayasha Imaaraadka Carabta oo Lagu Dilay Dalka Yeman.

Weerar maalintii shalay ay fuliyeen militariga Alqaacidada Yeman ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada calooshood ushaqaystayasha Imaaraadka ee loogu yeero golaha...

Ukraine oo 200 oo Askari looga dilay Gobalka Kursk hal maalin gudaheed.

0
Ruushka ayaa ku dhawaaqay khasaaraha ciidamada Ukraine lagu gaarsiiyay manta oo kaliya inuu gaarayo wax kabadan 190 askari, halka uu jiro khasaare maadiya oo...

Diyaaradaha Sahaayinada oo 40 qof ku dilay waqooyiga Qaza.

0
Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Yahuudda ayaa lagu dilay ugu yaraan 40 falastiiniyiin ah, kuwaas oo ka kala dhacay guud ahaan marinka Qaza. Ciidamada Sahaayinada...

Turkiga iyo Yahuudda oo lafilayo in uu dagaal kadhex qarxo.

0
Su'aasha ku saabsan suurtagalnimada in dagaal uu ka dhex qarxo Turkiga iyo Yahuuda, ayaa ahayd mid ka mid ah su'aalaha ugu badan ee la...

XISBULLAAH OO KORDHISAY WEERARDA AY KU QAADEYSO YAHUUDDA

            Xalay weerarkii ugu cuslaa ayey fuliyeen xoogagga Shicada la baxay Xisbullaah ee ka dagalama Lubnaan, ayagoo isticmaalay Diyaarada nooca loo yaqaanno Mirsaad kow oo...

DEG DEG: Weerar Toogasho ah oo Laga fuliyay Dhulka ay Yahuudda Gumaysato.

0
Hay’adda  gurmadka dagdagga  ee Yahuudda ayaa sheegtay Talaadadii maanta, in hal qof uu ku dhintay shan kalena ay ku dhaawacmeen, weerar toogasha ah oo...

Yahuudda oo Sheegtay Qorshaha lagu Weerarayo Iran, inuu Diyaar u Uyahay in...

0
Hay’adda Warbaahinta Yahuudda ayaa Talaadadii maanta sheegtay, in heshiis buuxa laga gaaray habka iyo waqtiga laga  jawaabi lahaa weerarkii Iran, kadib markay sameeyeen wadatashiyo...

Maamulka yahuuda ayaa sheegay iney 8bilood ku qeybin doonaan ilaa 170,000 kun oo hub...

      Kayaanka sahyuuniga oo dareemaya cabsi iyo qalqal xoogan ayaa sheegay in ay dadka yahuuda ah hubeyn doonaan si ay u dagaalamaan. Wasiirka arimaha gudaha maamulka...

Recent Posts