Saturday, April 19, 2025

Midowga Yurub oo Cunaqabatayn ku soo Rogay Gantaalada Balaastikada ee Iran.

0
Midowga Yurub ayaa Isniintii maanta ku dhawaaqay, in ay go’aansadeen inay cunaqabatayn ku soo rogaan dawladda Iran, oo lagu eedeeyay in ay gantaallo balaastik...

Xisbullaah oo weerartay saldhiga ciidamada badda ee Yahuuda.

0
Iyadoo ay sii kordheyso xiisadda ka taagan koonfurta Lubnaan, ayaa maanta oo Isniin ah, Xisbullah waxa ay ku dhawaaqday in ay gantaallo la beegsatay...

Ruushka ayaa sheegay in duqeymo bambaanooyin ah ay ku garaaceen ciidamada Ukraine ee ku...

          Bambaanooyinka glide-ka ee Ruushka ayaa duqeeyay goob ay ku uruursanayeen ciidamada Ukraine, meel u dhow xuduudka gobolka Kursk ee galbeedka Ruushka. sida ay wakaaladda wararka...

Dab khasaare geystay ayaa ka kacay teendhooyin ka dib markii ay Yahuuddu weerartay isbitaalka...

  Shaqaalaha samatabbixinta ayaa u ordaya inay damiyaan dab ka kacay goobta ay Yahuuddu ku duqaysay teendhooyin ay gabaad ka dhiganayso Falastiiniyiinta barokacayaasha ah oo...

Yahuuda oo 4 Askari looga dilay weerar ay fulisay Xisbullaah.

0
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ururka  Xisbullaah, ayaa weerar ku qaaday saldhig milatari oo ay lahaayeen ciidanka Sahaayinada, waxaana lagu dilay 4 askari  halka...

Yahuudda oo Duqaysay dad Barakacayaal ah oo ku Sugnaa Iskuul ku yaala Nuseirat iyo...

0
22 qof ayaa ku shahiiday, oo ay ku jiraan 15 caruur iyo haween, ku dhawaad ​​80 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ka dhacay...

Sanad Kadib iyo Gumeystaha Yahuuda Khasaaraha Dhaqaale ee ka Soo Gaaray Howlgalkii Duufaanta Al-Aqsaa...

Tan iyo markii uu bikowday dagaalkii duufaanta Al-Aqsaa waxay daabacayeen website-yada iyo xarumaha cilmi-baarisyada ee ka faallooda arrimaha dhaqaalaha warbixinno muujinaaya sida uu uburburaayo...

Gumeystaha Yahuuda oo 5 Caruur ah ku Dilay xerada Al-Shati ee Marinka Gaza.

Gumeystaha Yahuuda ayaa 5 carruur ah dilay, qaar kalena ku dhaawacay, maanta oo Axad ah, xasuuq cusub oo ay ka geysteen galbeedka xerada Al-Shati...

8 Ruux oo hal Qoys ah oo ku Shahiiday Duqeyn ay Yahuudda ka Gaysatay...

0
8 xubnood oo ka kooban hal qoys ayaa la dilay maantoo Axad ah, kadib markii diyaaradaha ciidamada Sahaayinada ay duqeeyeen guri ay ka deganaayeen...

Yahuuda oo ku khasaartay 53 Milyan oo Dolar weerarkii Iran.

0
Wargeyska Yedioth Ahronoth ee ka soo baxa dhulka Yahuudu guumaysto ee Falastiin, ayaa manta sheegay in Weerarkii gantaallada ahaa ee Iran ay ku qaadday...

Recent Posts