Thursday, April 17, 2025

Mareykanka ayaa wajahaya Duufaano xooggan

                Dadka degan gobolka Florida ayaa qiimeynaya burburka ka dhashay duufaanta Milton, taasi oo kicisay roobab xooggan iyo daadad ka dhashay duufaano iyo koronto la’aan...

Madaxweynaha Mexico oo ku baaqay in la aqoonsado dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin.

0
Madaxweynaha cusub ee Mexico, haweenayda lagu magacaabo Claudia Sheinbaum ayaa ku baaqday in la aqoonsado dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin, si nabadd looga gaaro Bariga...

Jamhuuriyadda Nikraaguwaa oo ku Talo jirta in ay Xiriirka diblumaasiyadeed Ujarto Maamulka Yahuudda.

0
Madaxweynaha dalka  Nikraaguwaa  ayaa amar ku bixiyay in la jaro xiriirka diblumaasiyadeed ee uu dalkaasi la leeyahay maamulka Yahuudda. Madaxweyne ku xigeenka  Nikraaguwaa , haweenayda...

Xisbullaah oo duqaysay fariisimo ay leeyihiin ciidamada Yahuuda.

0
Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa subaxnimadii hore ee manta, weerar duqayn ah la beegsatay saldhigga Soma ee ku yaalla deegaanka Golan ee gumaystaha...

Sanad Kadib iyo Gumeystaha Yahuuda Khasaaraha Ciidan ee ka Soo Gaaray Howlgalkii Duufaanta Al-Aqsaa...

Guutada Al-Qassam, oo ah garabka militari ee ururka Xamaas, ayaa bilaabay Hawlgalka “Duufaanta Al-Aqsa” subaxnimadii Sabtida, 7, Oktoobar, 2023. Subaxdaas waxa uu caalamka marti galiyay...

DILALKA LOO GEYSANAYO SOOMAALIDA OO WELI KASII SOCDA DALKA KOONFUR AFRIKA

  Saacadihii lasoo dhaafay, burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ayaa waxa ay gudaha dalkaasi ku dileen, mid kamid ah ganacsatada Soomaalida. Dilka ninka ganacsadaha ah oo...

20 qof oo lagu dilay dalka Pakistan.

0
Dabley hubeysan ayaa 20 qof oo macdan qodayaal ah ku dilay dalka Pakistaan  halka 7 kalena ay  dhaawaceen, weerarkan ayaa ka dhacay goob laga...

Masar oo Xabsiga Dhigtay Dad Dhigayay Banaanbax ay ku Taageerayeen Qadiyadda Falastiin.

0
Xeer-ilaalinta Guud ee dalka Masar ayaa Khamiistii sii daysay koox dhigaysay mudaharaadyo ay ku taageerayeen reer Falastiin iyo Lubnaan kuwaas oo xabsiga loo taxaabay...

Mid kamida Saraakiisha ururka Xisbullaah oo dil ka badbaaday.

0
Duqeymaha Yahuuda ayaa bar-tilmaameedsaday xalay fiidkii  laba xaafadood oo la deggan yahay kuwaas oo kala ah, Al-Nuwairi iyo Basta oo ku yaalla bartamaha caasimadda...

DEG DEG: Gumeystaha Yahuuda oo Seddex Askari Looga Dilay Magaalada Gaza.

Weerar jid-gal ah oo maanta ka dhacay ee deegaanka Jabaliya ee waqooyiga Marinka Gaza ayaa lagu laayay tiro ka mid ah gumestaha Yahuuda. Askarta halaagsamay...

Recent Posts