Wednesday, April 9, 2025

Hogaamiye Katirsan Guutada Al-Qassam Ayaa Isaga iyo Qoyskiisa Lagu Dilay Waqooyiga Dalka Lubnaan.

Dhaqdhaqaaqa iska caabinta ah ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay in ay shahiideen hogaamiye katirsan guutada Al-Qassam oo lagu magacaabo Saciid Cadallah Cli, xaaskiisa iyo...

Maleeshiyaadka Shiicada Dalka Ciraaq oo Dilay Laba Askari oo Katirsan Gumeystaha Yahuuda.

Ciidamada gumeystaha Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in laba askari looga dilay 24 kale looga dhaawacay weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn oo ka...

Burburka ka Dhashay Duqeyntii Iiraan ay ku Qaaday Garoomada Militari ee Gumeytaha Yahuuds oo...

Wargayska Cibraaniga ah ee Macaarif ayaa faafiyay qaar ka mid ah sawirada burburkii ka dhashay duqeyntii Iiraan ay la beegsatay gumeystaha Yahuuda. Weerarka gantaallada loo...

Kooxda Xuutiyiinta Yeman oo Qarxiyay Markab Laga Leeyahay Dalka Ingriiiska + Sawiro.

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay weerar xoggan ku qaadeen mid ka mid ah maraakiibta laga leeyahay dalka Ingiriiska. Markabka la weeraray ayaa maraayay...

Ciidamada Gumeystaha Yahuuda oo ku Dhawaaqay in 8 Askari Looga Dilay Koonfurta Lubnaan.

Ciidamada gumeystaha Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in 8 askari looga dilay dagaallo ka dhacay koonfurta dalka Lubnaan. Warbaahinta gumeystaha ayaa sidoo kale sheegtay in 39 ...

Xamaas oo Sheegatay Mas’uuliyadda Dilka 7 Israa’iiliyiin ah oo Lagu Dilay Howlgalkii Yaffa.

Guutada Al-Qassam, ee taabacsan dhaqdhaqaaqa Xamaas ee Falastiin, ayaa Arbacadii sheegatay mas’uuliyadda hawlgalkii Yaffa ee maalintii Talaadadii lagu xasuuqay qaar ka mid ah gumeystaha...

DEG DEG: Dowlada Iiraan oo Duqeysay Saldhiyada Gumeystaha Yahuuda.

Dowlada Iiraan ayaa habeenkii xalay ku dhawaaqday in ay duulaan balaaran ku qaaday gumeystaha Israa’iil. Iiraan ayaa duulaanka dhanka cirka ah u adeegsatay sawariikh casri...

DEG DEG: Ciidanka Gumeystaha Yuhuuda oo Bilaabay Howlgal Dhanka Dhulka ah oo Lagu Qaadaayo...

Ciidanka gumeystaha Israa’iil ayaa ku dhawaaqay billowga hawlgallo dhanka dhulka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada kooxda Xisbullah ee koonfurta dalka Lubnaan. Raadiyaha ku hadla...

Gumeystaha Yuhuuda oo Duqeeyay Dalka Yeman.

Diyaaradaha dagaalka gumeystaha Yuhuuda ayaa maalintii shalay ahayd duqeymo ka fuliyay magaalooyinka ay maamullan kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Gumeystaha ayaa la beegsaday duqeymaha garoonka...

DEG DEG: Kooxda Xisbullah oo ku Dhawaaqday Geerida Xassan Nasrallah.

Kooxda Xisbullah ayaa soo saartay bayaan ay ugu tacsiyeeynayso Xassan Nasrallah. Hogaamiyaha kooxda Xisbullah ninka lagu magacaabo Xassan Nasrallah ayaa ku dhintay duqeyn ka dhacday...

Recent Posts