Maxaa Ka Ognahay Howlgalka ka Dhacay Buundada Karaama Ee Lagu Xasuuqay Gumeystaha Yahuuda.
Weerar halyeeynimo ayaa ka dhacay maanta oo Axad ah xuduud beenaadka ay wa daagaan Urdun iyo Falastiin.
Weerarkaan ayaa si gaar ah ooga dhacay buundada...
Hogaamiyaha TPLF Debretsion G/Michael oo ku Hanjabay Dagaal.
Hogaamiyaha TPLF Debretsion G/Michael ayaa sheegay in ay maamulka Abay Axmed uu waso kala qaybunta iyo burburinta TPLF.
Debretsion ayaa sidoo kale sheegay inay ku...
Halyeeygii Fuliyay Weerarkii Shalay ka Dhacay Daanta Galbeed oo Shahiiday.
Ciidamada guumaysiga Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in ay dileen halyeeygii ka dambeeyay howlgalkii ka dhacay galbeedka Al-khaliil gaar ahaan deegaanka Tarqumiya.
Dagaalyahanka oo haybtiisa la...
Hawlgal Aad u Culus oo ka Dhacay deegaanka Tarqumiya, ee galbeedka Al-khaliil.
Dagaal yahano hubaysan oo katirsan kooxaha iska caabinta reer Falastiin ayaa rasaas la dhacay gaari Bas ah oo ay la socdeen gumeystaha Yahuuda, laakiin...
Loollanka Cusub ee Masar iyo Itoobiya Arrimaha Geeska Afrika.. Soomaalida Muxuu Uga Dhiganyahay? Mise...
Horraantii bishan magaalada Al Qaahira ee caasimadda wadanka Masar waxaa heshiis ku kala saxiixday Xasan Sheekh iyo Cabdifataax Alsiisi waxaana heshiiskaas lagu sheegay mid...
Weeraro Loo Adeegsaday Gawaari Qaraxyo ah oo ka Dhacay Daanta Galbeed.
Saacadihii la soo dhaafay waxaa ka dhacay dalka Falastiin gaar ahaan Daanta Galbeed ee ku hoos jirta maamulka gumeystaha Yahuud, qaraxyo culus oo lagu...
Kooxaha Iska caabinta Falastiin oo Sheegay in uu Shahiiday Talyihii Guutada Tulkarm.
Maxamed Saamir Jaabir oo ku magac dheera Abuu Shujaac ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay Daanta Galbeed ee dalka Falastiin.
Abuu Shujaac ayaa ahaa wiil...
Guutada Al-Qassam oo Dilay Askari Halis ah.
Kooxda iskacaabinta ee Al-Qassam ayaa dilay askari ka mid ah askarta gumeystaha Yahuuda kuwooda ugu halista badan.
Al-Qassam ayaa maalintii Shalay magaalada Gaza ku dilay...
Kenya oo Dooneysa Iney Qabato Hogaanka Midowga Afrika.
Shalay oo Talaado ahayd waxaa magaalada Nairobi ka dhacay kulan uu kasoo qeyb qalay madaxweynaha wadankaas Wiiliam Ruto kaasoo loogu ololeynayo sidii uu hogaanka...
Suurad Muujineysa Deeqsinimada iyo Gobnimada Dadka Suudaan. Haweeney Suudaaniyad Ah oo Martigelisay 10 Qof...
Guri ay degan yihiin qoys fudud oo Suudaani ah oo ku yaalla tuulada Shaqra ee galbeedka magaalada Al-Fasher oo dhacda Waqooyiga Darfur, waxaa ka...