Cabdi Raxmaan Shalqam: Xamaas Waxey Naga Codsan Jireen Hub inaa ku Taageerno.
Cabdi Raxmaan Shalqam oo soo noqday wasiirka arimaha dibadda dowladii Liibiya uu madaxda ka ahaa Qadaafi, ayaa sheegay farqiga u dhexeeyay labada koox ee...
Xasan Nasrallah Dagaal Saf-ballaaran ah Ayaa Ku Qaadaynaa Israa’iil.
Hogaamiyaha guud ee kooxda Xisbullah Xasan Nasrallah ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan dagaal saf-ballaaran ah oo ka dhan ah gumaystaha Yahuuda.
Xasan Nasrallah...
Gumaystaha Yahuuda oo Dilay Labo ka mid ah Wariyayaasha TV ga Aljaziira.
Duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha gumaystaha Yahuuda oo ka dhacay magaalada Gaza ayaa lagu diley wariye Ismaciil Al-Ghoul oo ahaa saxafi u shaqeynayay TV-ga Al-Jazeera...
Maxaan ka ognahay dilkii Hogaamiye Ismaaciil Haniyeh?
Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Islaamiga ah ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay – subaxnimadii hore ee maanta oo Arbaco ah – dilka madaxii xafiiskeeda siyaasadda, hogaamiye...
Waa kuma Fu’aad Shukri, Sarkaalka ay Israel Sheegtay in ay ku Dishay Bayrut?
Gumaystaha Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in ay duqeyn ku dileen hoggaamiyihii ugu sareeyay ciidamada Xisbullah Fu'aad Shukri.
Duqeynta lala beegsaday Fu'aad Shukri ayaa ka dhacday...
Faransiiska oo Qiratay Xasuuqii u ka Gaystay Xerada “Thyariwi” ee Dalka Senegal.
Dowladda Faransiiska ayaa markii ugu horaysay qiratay in askar u dhashay dalka Senegal oo ay ku xasuuqday xerada "thyariwi" sanadkii 1944.
Xukamada Paris ayaa ku...
Maxaa Ka Naqaanaa Xabsiga Sidiy timan oo Ah Guwantanamada Gumaystaha Yahuuda?
Sidiy Timan, waa saldhig milatari ay gumaystaha Israa'iil ku leeyihiin bartamaha saxaraha Neqab ee koonfurta Falastiin.
xabsiga ayaa qiyaastii 30KM u jira magaalada Gaza.
Waxaa xabsi...
Hooyo u Qaybinaysa Macmacaan Dabaal-daga Natiijada Imtixaanka Wiilkeeda oo Shahiiday.
Yazin Saami Al-cajal oo ah wiil dhalinyaro ah kuna noola magaalada Gaza, ayaa shahiiday asago helin natiijada imtixaanka ee Dugsi sare.
Yazin waxa uu ku...
Maleeshiyaadka Fagner Iyo Ciidamada Mali oo La Kulmay Xasuuq + Sawirro.
Dagaalka aad u culus oo u dhexeeya maleeshiyaadka calooshood u shaqeystayaasha Fagner iyo kuwa dowlada Mali oo isku dhinac ah iyo kooxda Azawad iyo...
Sarkaal Sare oo Katirsan Gumaystaha Yahuuda oo La Dilay.
Ciidanka gumaysiga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay dilka sarkaal sare oo katirsan ciidankeeda.
Sarkaalka dhintay ayee sheegeen Yahuuda in lahu magacaabo Ionatan Aharon Greenblatt.
Greenblatt, ayaa u...