Thursday, April 17, 2025

Yedicot Axronot: In ka Badan 10,000 oo Askari ayaa Lagu Dilay ama Lagu Dhaawacay...

  Wargeyska Yedicot Axronot ayaa sheegay in ugu yaraan 10,000 oo askarta gumaystaha Israa’iil katirsan lagu dilay ama lagu dhaawacay bilihii uu socday dagaalka ka...

Weerar Mindi Loo Adeegsaday oo ka Dhacay koonfurta Tel Aviv.

Weerar kaligii duulnimo ah oo loo adeegsaday mindi ayaa ka dhacay deegaanka Xolon ee koonfurta magaalada Tel Aviv. Weerarka ayaa sababay dhimashada 1qof iyo dhaawaca...

Sarkaal Sare oo Katirsan Xizbullahi oo La Dilay.

Gumaystaha Yahuuda duqeyn ay ka fuliyeen dalka Lubnan, ayaa lagu dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyaadka Xizbullah. Kooxda Xizbuklahi ayaa sheegay in Ali Nazih, oo...

Gumaystaha Yahuuda oo Duqeymo culus La Kulmay.

Ciidanka gumystaha Israa'iil ayaa xaqiijiyay in xalay lagu weeraray ​​tobanaan gantaal oo laga soo riday dhulka Lubnaan. Ururka Xisbullah ayaa bayaan uu soo saaray ku...

Dowlada Iran oo Xabsiga Dhigtay Qaar Kamid ah Saraakiisha ciidankeeda.

Dowlada Iran ayaa xirtay in ka badan 20 qof oo ay ku jiraan saraakiil sar sare oo katirsan sirdoon dalkaas. Dadka la xiray waxay ka...

Joe Biden: Netanyahu Haku Tashanin in Mareykanka uu ku Difaaco.

Madaxweynaha dowladda Marerkanka Joe Biden ayaa qadka teleefanka kula hadlay madaxwaynaha maamulka gumaystaha Israa'iil Benjamin Netanyahu, asagoo ku amray in xabad joojin iyo hishiis...

Cabdi Raxmaan Shalqam: Xamaas Waxey Naga Codsan Jireen Hub inaa ku Taageerno.

Cabdi Raxmaan Shalqam oo soo noqday wasiirka arimaha dibadda dowladii Liibiya uu madaxda ka ahaa Qadaafi, ayaa sheegay farqiga u dhexeeyay labada koox ee...

Xasan Nasrallah Dagaal Saf-ballaaran ah Ayaa Ku Qaadaynaa Israa’iil.

Hogaamiyaha guud ee kooxda Xisbullah Xasan Nasrallah ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabi doonaan dagaal saf-ballaaran ah oo ka dhan ah gumaystaha Yahuuda. Xasan Nasrallah...

Gumaystaha Yahuuda oo Dilay Labo ka mid ah Wariyayaasha TV ga Aljaziira.

Duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha gumaystaha Yahuuda oo ka dhacay magaalada Gaza ayaa lagu diley wariye Ismaciil Al-Ghoul oo ahaa saxafi u shaqeynayay TV-ga Al-Jazeera...

Maxaan ka ognahay dilkii Hogaamiye Ismaaciil Haniyeh?

Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Islaamiga ah ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay – subaxnimadii hore ee maanta oo Arbaco ah – dilka madaxii xafiiskeeda siyaasadda, hogaamiye...

Recent Posts