Saturday, April 19, 2025

Maleeshiyaadka Fagner Iyo Ciidamada Mali oo La Kulmay Xasuuq + Sawirro.

Dagaalka aad u culus oo u dhexeeya maleeshiyaadka calooshood u shaqeystayaasha Fagner iyo kuwa dowlada Mali oo isku dhinac ah iyo kooxda Azawad iyo...

Sarkaal Sare oo Katirsan Gumaystaha Yahuuda oo La Dilay.

Ciidanka gumaysiga Israa’iil ayaa ku dhawaaqay dilka sarkaal sare oo katirsan ciidankeeda. Sarkaalka dhintay ayee sheegeen Yahuuda in lahu magacaabo Ionatan Aharon Greenblatt. Greenblatt, ayaa u...

Gumaystaha Yahuuda oo Ku Fashilmay Dagaalka Anfaaqda ee Gaza.

Mas’uuliyiin katirsan gumaystaha Israa’iil ayaa ku tilmaamay godadka dhulka hoostiisa ku yaalo ee magaalada Qaza, inay yihiin “magaalo dhulka hoostiisa ku taala oo cabsi...

John Kirby: Washington Uma Aragto Netanyahu Dambiile Dagaal.

John Kirby, oo ah lataliyaha golaha amniga qaranka ee Aqalka Cad ee Mareykanka, ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqa Xamaas waxyeelo xooggan loo gaystay balse...

Falaanqayn ku Saabsan Khudbadda uu Netanyahu Ka Jeediyay Koongaraska Mareykanka.

  Koongaraska Mareykanka ayaa kalimad siiyay maalintii Arbicada, Netanyahu oo ah dambiile dagaal; oo gaystay xasuuqay kumanaan caruur, haween, waayeel iyo shacab muslimiin ah lagu...

DEG DEG: Sarkaal Katirsan Sirdoon ka Gumaystaha Yahuuda oo Lagu Dilay Dalka Falastiin.

Ciidanka gumaystaha Yahuuda ayaa subaxnimadii hore ee maanta ku dhawaaqay in sarkaal katirsan sirdoon ka Yahuuda uu udhintay dhaawac ka soo gaaray dhowr maalmood...

DEG DEG: Qaar Ka mid ah Askarta Gumaystaha Yahuuda oo Lagu Dhaawacay Daanta Galbeed.

Wararka ka imaanaya dalka Falastiin maanta oo Khamiis ah, ayaa sheegaya in Sadex ka mid ah askarta gumaystaha Yahuuda lagu dhaawacmay toogasho ka dhacday...

Dowladda Ereteriya oo Dalkeeda ka Mamnuucday Diyaarada Ethiopian Airlines.

Maamulka Hay’adda Duulimaadka Rayidka ee dowladda Ereteriya ee hoos yimaadda wasaaradda gaadiidka ee dalkaas, ayaa waxa uu gabi ahaanba mamnuucay duulimaadyada diyaaradda Ethiopian Airlines,...

Dr. Mark Perlmutte: Waxa Aan Ku Soo Arkay Gaza Lagama Sheekeyn Karo.

Dr. Mark Perlmutter ayaa wareysi uu siiyay tv ga CBS kawar bixiyay xaalada  argagaxa leh ee xasuuqa ka socda magaalada Gaza.  Dr. Mark oo ah...

Boqollaal Qof oo Ku Dhimatay Dhul Go’ Ka Dhacay Itoobiya.

Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa dhul go' xooggan oo ku dhuftay qeybo kamid ah wadanka Itoobiya kaasoo geystay khasaare isugu jira naf iyo maal intaba. Dhul...

Recent Posts