DEG DEG: Qaar Ka mid ah Askarta Gumaystaha Yahuuda oo Lagu Dhaawacay Daanta Galbeed.
Wararka ka imaanaya dalka Falastiin maanta oo Khamiis ah, ayaa sheegaya in Sadex ka mid ah askarta gumaystaha Yahuuda lagu dhaawacmay toogasho ka dhacday...
Dowladda Ereteriya oo Dalkeeda ka Mamnuucday Diyaarada Ethiopian Airlines.
Maamulka Hay’adda Duulimaadka Rayidka ee dowladda Ereteriya ee hoos yimaadda wasaaradda gaadiidka ee dalkaas, ayaa waxa uu gabi ahaanba mamnuucay duulimaadyada diyaaradda Ethiopian Airlines,...
Dr. Mark Perlmutte: Waxa Aan Ku Soo Arkay Gaza Lagama Sheekeyn Karo.
Dr. Mark Perlmutter ayaa wareysi uu siiyay tv ga CBS kawar bixiyay xaalada argagaxa leh ee xasuuqa ka socda magaalada Gaza.
Dr. Mark oo ah...
Boqollaal Qof oo Ku Dhimatay Dhul Go’ Ka Dhacay Itoobiya.
Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa dhul go' xooggan oo ku dhuftay qeybo kamid ah wadanka Itoobiya kaasoo geystay khasaare isugu jira naf iyo maal intaba.
Dhul...
Richard Medhurst: Yahuuda Waxay dhabarka ka toogteen dadkii Soodhaweeyay.
Saxafiga u dhashay dalka Ingiriiska ee lagu magacaabo Richard Medhurst, ayaa sharaxay khiyaamadii Yuhuuda ay u gaystay shacabka dulman ee reer Falastiin.
Richard, oo ka...
Maxbuus Falastiini Ah oo Dilay Askarigii Xabsiga Ku Ciqaabi Jiray.
Ibraahim Mansuur, oo ah (23 sano jir) ka soo baxay xabsiyada gumaystaha Yahuuda ayaa dilay askari Yahuudi ah oo ku dhex ciqaabi jiray xabsiyada...
Avigdor Lieberman: Waxaan Wajahaynaa Fashil Sirdoon oo Halis Ah.
Wasiirkii hore ee arimaha dibadda iyo Difaaca maamulka gumaystaha Yahuud ahna madaxa xisbiga Sahyuuniyadda (Israa'iil Baytuna), Avigdor Lieberman, ayaa sheegay in maamulka gumaystaha Yahuuda...
Gumaystaha Yahuuda oo Duqeyay Dekadda Xudeydah ee dalka Yemen.
Diyaaradaha dagaalka gumaystaha Israa’iil ayaa Sabtidii shalay duqeyn ku qaaday dekedda magaalada Xudeyda ee dalka Yemen, duqeynta ayaa timid maalin kaddib markii kooxda Xuthiyiinta...
DEG DEG: Cunug u Dhashay Qaab Mucjiso ah Kadib Markii Hooyadiis ay Shahiiday.
Isbitaalka Al-Cawda ee ku yaala xerada Nuseyrat, ee bartamaha magaalada Gaza, ayaa sheegay maanta oo Sabti ah, in dhakhaatiirta isbitaalka ay ku guulaysteen in...
Xildhibaan Marc Bottinga: Israa’iil Waa Mashruuc Gumaysi oo Ay Taageerto Imbarayaaliyadda Yurub.
Marc Bottinga, oo ah wakiilka dalka Belgian ka u fadhiya midowga Yurub ayaa yiri: "Sannadihii ugu dambeeyay waxaa cunaqabatayn militari lagu soo rogay dalal...