Thursday, May 22, 2025

Tiro Dad ah oo ku Nafwaayay Dooni ku Degtay Xeebaha Dalka Mareyknak.

0
Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa sheegay, in gacanta lagu dhigay maydad saddex qof, halka uu socda baadigoobka 7 kale oo ay ku jiraan laba caruur ah,...

Yahuudda oo Duqaymo ka Fulisay Saldhigyo Militari oo ku Yaalla Xad Beenaadka u Dhaxeeya...

0
Diyaaradaha dagaalka ee maamulka Yahuudda ayaa xalay fiidkii duqaymo ka gaystay xad beenaadka u dhaxeeya dalalka Suuriya iyo Lubnaan, iyaga oo sheegay inay bartilmaameedsadeen...

Xoogagga Taageerada Degdegga ah oo Shalay Duqaymo ku Beeegsaday Magaalada Boort-Suudaan ee Xarunta Maamulka...

0
Maleeshiyaadka Dacmu Sariic ayaa shalay duqaymo culus oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku bartilmaameedsaday, garoon diyaaradeed, xarumo lagu kaydiyo saliida iyo dhismayaal...

Mid kamida Ra’iisul Wasaarayaashii Hore ee Yahuudda oo Sheegay inuu Kayyaanka Yahuudda Qarka u...

0
Ra'iisul wasaarihii hore ee Yahuudda ninka lagu magacaabo Ehud Barak  ayaa ku baaqay, in la sameeyo kacdoon shacbi ah oo talada looga tuurayo ra’iisul...

Kooxo Hubaysan oo Afduub u Gaystay Ciidamo Booliis ah oo ka Tirsan Askarta Dawladda...

0
Kooxo hubaysan oo ka tirsan kooxda xoraynta gobalka Bolojistaan ee dalka Bakistaan ayaa weerar ku qaaday baabuur ay saarnaayeen dad maxaabiis ah, ayna ka...

Gumeystaha Yahuuda Oo Qirtay In Askar Looga Dilay Magaalada Qaza.

Ciidamada gumeystaha Yahuuda oo qirtay in laga dilay qaar kamid ah askartooda ka dagaalamaya gudaha marinka Qaza.   Gumeystaha ayaa qirtay ugu yaraan dilka laba askari...

Ruushka oo Duqeymo Khasaare Badan Dhaliyay Ku Garaacay Magaalada Kyiv ee Caasimadda Dalka...

0
Wararka ka imaanaya dalka Ukraine ayaa ku waramaya, in Ruushku uu xalay weerarro loo adeegsaday diyaraha aan duuliayah lahayn uu ku qaaday magaalada Kyiv...

Dhulgariir Xooggan oo ku Dhuftay Jasiirad ka tirsan Dalka Indunuusiya ee Dhaca Qaaradda Aasiya.

0
Dalka Indunuusiya ee dhaca Koofur-bari qaaradda Aasiya ayaa lagasoo diwaan galiyay dhulgariir cabirkiisu yahay 6.0, kaas oo ku dhuftay jasiiradda Sulawesi ee dalkaas, mana...

Ruushka iyo Yukrayn oo Iswaydaarsaday Boqolaal Duqaymo ah oo loo Adeegsaday in kabadan 300...

0
Dawladaha Yukrayn iyo Ruushka ayaa is dhaafsaday boqollaal duqeymo ah, kuwaas oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee darooniska, weeraradan ayaana sababay khasaare...

Inka badan 10 Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Shil Baabuur oo ka...

0
Shil baabuur oo ay dad farabadan dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ayaa ka dhacay gudaha dalka Mareykanka, sida ay warbaahinta u sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas. Shilkaan...

Recent Posts