Sanad Kadib iyo Gumeystaha Yahuuda Khasaaraha Dhaqaale ee ka Soo Gaaray Howlgalkii Duufaanta Al-Aqsaa...
Tan iyo markii uu bikowday dagaalkii duufaanta Al-Aqsaa waxay daabacayeen website-yada iyo xarumaha cilmi-baarisyada ee ka faallooda arrimaha dhaqaalaha warbixinno muujinaaya sida uu uburburaayo...
Gumeystaha Yahuuda oo 5 Caruur ah ku Dilay xerada Al-Shati ee Marinka Gaza.
Gumeystaha Yahuuda ayaa 5 carruur ah dilay, qaar kalena ku dhaawacay, maanta oo Axad ah, xasuuq cusub oo ay ka geysteen galbeedka xerada Al-Shati...
8 Ruux oo hal Qoys ah oo ku Shahiiday Duqeyn ay Yahuudda ka Gaysatay...
8 xubnood oo ka kooban hal qoys ayaa la dilay maantoo Axad ah, kadib markii diyaaradaha ciidamada Sahaayinada ay duqeeyeen guri ay ka deganaayeen...
Yahuuda oo ku khasaartay 53 Milyan oo Dolar weerarkii Iran.
Wargeyska Yedioth Ahronoth ee ka soo baxa dhulka Yahuudu guumaysto ee Falastiin, ayaa manta sheegay in Weerarkii gantaallada ahaa ee Iran ay ku qaadday...
Inkabadan 18 Ruux oo ku Dhaawacmay Shil ka Dhacay Dalka Masar.
Wasaaradda caafimaadka Masar ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqday in 20 qof oo rakaab ah ay dhaawacmeen, kadib markeey Labo tareen shil ku...
Dagaal u dhexeeya Xisbullah iyo Yahuudda oo Ka Dhacay koonfurta Lubnaan, waxaana ku dhaawacmay...
Ururka shiicaga ee Xisbullah ayaa Axadii maanta sheegay in ay isku dhaceen ciidamada Sahaayinad oo isku dayay in ay gudaha u galaan tuulada Raamiyah...
Maraykanka oo Yahuuda ugu deeqay nidaamka Difaaca ee THAAD.
Ilo-wareedyo katirsan warbaahinta Yahuuda, ayaa sheegay in uu Maraykanku si degdeg ah ugu wareejin doono Yahuuda, nidaamka difaaca gantaallada casriga ah ee (THAAD), si...
Duqaymihii u dambeeyay ee Yahuudu ka gaysteen marinka Qaza.
Diyaaradaha Yahuuda ayaa duqeymo culus ka geystay xero qaxooti oo ku taala magaalada Jabaaliya ee waqooyiga Qaza, duqaymahan waxaa ku shahiiday 22 qof oo...
Mareykanka ayaa wajahaya Duufaano xooggan
Dadka degan gobolka Florida ayaa qiimeynaya burburka ka dhashay duufaanta Milton, taasi oo kicisay roobab xooggan iyo daadad ka dhashay duufaano iyo koronto la’aan...
Madaxweynaha Mexico oo ku baaqay in la aqoonsado dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin.
Madaxweynaha cusub ee Mexico, haweenayda lagu magacaabo Claudia Sheinbaum ayaa ku baaqday in la aqoonsado dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin, si nabadd looga gaaro Bariga...