Xoogagga Taageerada Dagdagga ah oo Duqayn ku Bartilmaameedsaday Xarunta Madaxtooyada ee Dawladda Suudaan.
Maleeshiyaadka Taageerada degdega ah ayaa dib u soo cusboonaysiiyay duqeymihii ay ku hayeen ciidamada Suudaan ee ku sugnaa Qasriga madaxtooyada ee bartamaha magaalada caasimada...
Maanta Waxay Ku Beegan Tahay Maalintii La Dilay Sheekh Usama Bin Ladin.
Maanta oo kale, 2-da May, sanadkii 2011, waxay ahayd maalintii la dilay hogaamiye Sheekh Usama Bin Ladin.
Hogaamiye Sheekh Usama Bin Ladin waxa uu ahaa...
Dowladda Iiraan Oo Toogatay Jaasuus U Shaqeeynayay Sirdoonka Mossad.
Iran ayaa xukun dil ah ku fulisay nin si weyn u basaasayay wadankeeda isla markaana fuliyay hawlgalo badan oo ay Mossad ka fulisay dalka...
Dowladda Mareyknak oo Hanjabaad Culus u Dirtay Dowladda Iran, Taageerada ay Siiso kooxda Xuutiyiinta...
Wasiirka Difaaca ee Mareykanka ninka lagu magacaabo Pete Hegseth ayaa digniin toos ah u diray dowladda Iran, taasoo ah inuu talaabo ka qaadi doona...
Dalka Ingariiska oo lagu Xiray Nin Lagu Eedeeyay inu Qorshaynayay Weerar ka Dhan ah...
Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday, inay gacanta ku dhigeen nin doonayay inuu weerar ku qaado safaaradda Yahuudda ee ku taalla galbeedka magaalada...
In kabadan 15 Qof oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Kacay Dhuumaha...
Qarax xooggan oo ka dhashay xarunta dhuumaha gaaska ee caasimadda dalka Masar ee Qaahira, ayaa sababay dhimashada iyo dhaawaca in kabadan 15 qof, kuwaas...
Toogasho Dad Lagu Dilay oo Ka Dhacday Dalka Sweden oo Dhaca Qaaradda Yurub.
Dalka Iswiidhan ee ka tirsan dawladaha qaaradda Yurub ayaa xalay fiidkii lagasoo diwaan galiyay fal toogasho ah oo dad lagu dilay, taas oo ka...
Kooxaha Iska-caabbinta Falastiin Oo Gacanta Ku Dhigay Qalab Halis ah Oo Basaasnimada Loo Isticmaalo.
Kooxaha hubeysan ee Iska-caabinta falastiiniyiinta ee ku sugan magaalada Qaza ayaa sheegay in ay heleen qalab basaasnimo oo gumeystaha Israa’iil ku talaaleen qaybo kamid...
Imaarada Islaamiga Ah Ee Afgaanistaan Oo Bilowday Dhismaha Mashruuc Koronto Muhiim ah.
Imaarada islaamiga ah ee Afgaanistaan oo dalka Afgaanistaan kawada hormarro waa weyn oo taabanaya qaybaha kala duwan ee nolosha.
Imaarada islaamiga ah ayaa daah-furtay mashruuc...
In kabadan 40 Qof oo ku Dhintay Duqaymo Cusub oo Maanta ka Dhacay Magaalada...
Ciidamada dawladda Suudaan ayaa ku dhawaaqay dhimashada iyo dhaawaca tobonaan qof oo rayid ahaa oo ku dhintay madaafiic ay xoogagga Taageeradda Degdegga ah ku...