Friday, May 23, 2025

Ku Dhawaad 10 Qof oo Tahriibayaal ah oo ku Dhintay Xeebaha Dalka Tuunis,...

0
Dad tahriibayaal ah oo la socday dooni ay wateen ayaa ku degtay xeebaha dalka Tuunis, iyagoo kusii jeeday wadamada qaarada Yururb, tirada hor dhaca...

Sheekh Qaasim Al-Qathradi Oo Ku Geeriyooday Mid Kamid ah Xabsiyada Sucuudiga.

Waxaa xabsi ku yaalla magaalada Abha ee dalka Sucuudi Carabiya ku geeriyooday, Sheekh Qaasim Al-Qathradi oo kamid ahaa culimada Muslimiinta ee ku xirana xabsiyada...

Dowladda Yaman oo Shaacisay inay Gacanta ku Dhigtay Shixnad Rasaas ah oo si Qarsoodi...

0
Ciidamada dowladda Yaman ayaa ku dhawaaqay, inay gacanta ku dhigeen shixnad rasaas ah oo ku socotay deegaannada ay Xuuthiyiinta ka maamulaan dalkaas, taas oo...

Ruushka oo ku Dhawaaqay Xabbad Joojin Cusub oo ku Aaddan Dagaalka Yukrayn.

0
Aqalka Kirimlin-ka ee looga arimayo Ruushka ayaa shalay ku dhawaaqay, in madaxweynaha dalkaas Faladamiir Buuutin uu amray xabbad-joojin cusub oo saddex maalmood ah oo...

Ciidamada Amaanka ee Dalka Suuriya oo Gacanta ku Dhigay Shixnad Hub ah oo Lagasoo...

0
Laamaha amaanka ee dawladda Suuriya ayaa sheegay, in ay gacanta ku dhigeen shixnado hub ah, kuwaas oo gudaha dalkaas lagusoo galiyay qaab sharci daro...

Dhul-gariir khasaare Badan Dhaliyay oo ku Dhuftay Dalka Ikwadoor ee Dhaca Laatiin Ameerika.

0
Waddanka Ikwadoor ee dhaca waqooyi-galbeed ee qaaradda Koonfurta Ameerika ayaa waxaa shalay ku dhuftay dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 6.3 daraja, kaas oo si gaar...

Dawladaha Pakistaan iyo Hindiya oo Qarka Usaaran Inuu Dagaal ka dhex Qarxo.

0
Waxaa cirka iskusii shareertay xurgufta siyaasadeed ee ka dhex taagnayd dalalka Pakistaan iyo Hindiya, taas oo keentay in Ra'iisul wasaaraha Pakistan uu ku dhawaaqay...

Fariisimo ay Kooxda Xuutiyiintu ku Leeyihiin Gobalka Xudaydah oo la kulmay Duqaymo culus.

0
Diyaaradaha Maraykanka ee duqaymaha joogtada ah ka gaysanaya dhulka ay Xuutiyiintu ka maamulaan dalka Yemen ayaa xalay fiidkii fuliyay weerar culus oo ay ku...

Ku Dhawaad 10 Qof oo ku Dhintay Duqaymo uu Ruushku ka Fuliyay Goballo ka...

0
Maamulka Yukrayn ayaa war uu soo saaray ku sheegay, in ciidamada Ruushku ay duqaymo culus ku garaaceen gobollo kala duwan oo dhaca bariga, koonfurta...

Recent Posts