Friday, May 23, 2025

Dowlada Xasan Sheekh Oo 90% Shidaalka Soomaaliya Ku Wareejisay Dowlada Turkiga.

Dowlada Turkiga ayaa qaadanaysa 90% shidaalka iyo Gaaska Soomaaliya sida ku cad heshiiskii dhax maray Xukuumadaha Ankara iyo Xasan Sheekh. Heshiiskan oo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee...

Dalka Suuriya oo lagu Qabtay Midkamida Saraakiishii Sirdoonka ee ugu Waynaa Nidaamkii Talada laga...

0
Dowladda cusub ee Suuriya ayaa gacanta ku dhigtay, sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka ciidamada cirka ee nidaamkii Suuriya ee talada laga tuuray, kaasoo...

Dawladda Iiran oo Gacanta ku Dhigtay Labo Markab oo Tahriibinayay Shiidaalka Dalkaas.

0
Dawladda Iiran ayaa ku dhawaaqday shalay Talaadadii, inay gacanta ku dhigtay Labo markab oo si qarsoodi ah shidaalka dalkaas ugu tahriibinayay wadamada caalamka, sida...

Kooxda Xuuthiyiinta Oo Ku Dhawaaqay Inay Mareykanka ee Ka Soo Rideen Diyaarad Drones ah.

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa ku dhawaaqay fiidnimadii hore ee maalintii shalay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee...

Ugu Yaraan 24 Qof Oo Dalxiisayaal Hinduus ah oo Lagu Dilay Kashmir.

Ilo ka tirsan booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in ugu yaraan 24 qof oo Hinduus ah lagu dilay weerar lagu qaaday dalxiisayaal ku sugnaa...

Inka Badan 30 Ruux oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Shil Baabuur oo ka...

0
Wararka inaga soo gaaraya dalka Bakistaan ayaa ku waramaya, in dalkaasi uu xalay ka dhacay shil baabuur oo ay dad farabaan dhimisho iyo dhaawac...

Hogaamiye Sare oo Katirsana Xooggaga Al-Fajri oo Lagu Dilay Dalka Lubnaan.

Wararka ka imaanaya dalka Lubnaan ayaa sheegaya in la dilay hogaamiye Xuseen Catwi, oo ahaa hogaamiye katirsana kooxda islaamiga ah ee xoogaga Fajr, oo...

Vatican-ka Oo Sheegay in uu Dhintay Pope Francis.

Vatican-ka ayaa bayaan muuqaal ah uu shaaciyay maanta oo Isniintii ku sheegay geerida Pope Francis. Pop Francis ayaa ahaa hogaamiyihii ugu horreeyay ee Latin America...

Shil Diyaaradeed oo ay Ku Dhinteen Dhamaan Rakaabkii Saarnaa oo ka Dhacay Gudaha...

0
Dalka Mareykanka ayaa waxaa maanta ka Dhacay shil diyaaradeed oo galaaftay noolasha dhamaan rakaabkii saarnaa diyaaradda, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay afar ruux. Diyaaradan oo...

Recent Posts