Shil Diyaaradeed oo ay Ku Dhinteen Dhamaan Rakaabkii Saarnaa oo ka Dhacay Gudaha...
Dalka Mareykanka ayaa waxaa maanta ka Dhacay shil diyaaradeed oo galaaftay noolasha dhamaan rakaabkii saarnaa diyaaradda, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay afar ruux.
Diyaaradan oo...
In kabadan 10 Ruux oo ku Dhintay Dhisme Kusoo Dumay Dalka Hindiya.
Maamullada dalka Hindiya ayaa warbaahinta maxalliga ah ee dalkaasi u sheegay, in ugu yaraan 11 qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah ay...
Askar ka tirsan Ciidamada Yahuudda oo Dhimasho iyo Dhaawac ku noqday Qaraxa Lagula Eegtay...
Wararka kasoo baxaya jiida Qazza ee go’adoonsan ayaa tilmaamaya in maanta ciidamada muqaawamada Falastiiniyiintu ay dileen askar ka tirsan maamulka Yahuudda, halka ay dhaawaceen...
In Ka Badan 20 Qof Ku Shahiiday Duqeymo Ka Dhacay Magaalada Qaza.
Gumeystaha Yahuuda oo wada xasuuq bahalnimo ah oo ka dhan ah muslimiinta ku dhaqan marinka Qaza.
Gumeysataha ayaa si aan kala joogsi leheen u wada...
Ciidamada Alqaacida Oo Weerar Culus Ka Fuliyay Dalka Benin + Sawiro.
Mu’asasada Az-Zallaqa oo ah garabka warbaaihineed ee jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee taabacsan urur waynaha Alqaacida ayaa faafisay sawirada hub faro badan oo...
Yahuudda oo ku dhawaaqay, inay Beegsatay Labo Xubnood oo ka Tirsanaa Ururka Shiiciga ah...
Ciidamada Yahuudda ayaa jimcihii shalay qaaday labo weerar oo dhanka cirka ah oo ay la beegsadeen laba gaari oo marayay koonfurta Lubnaan, waxaana ku...
Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo Gantaallo ku Garaacday Magaalada Tal Aviv Maraakiibna ku Weerartay Badda...
Kooxda Xuutiyiinta ee xiriirka la leh dawladda shiicada ah ee Iran, ayaa shalay Jimcihii ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Labo markab oo ah nooca xambaara...
Mareykanka oo Ku Dhawaad 40 Qof ku Dilay Duqeymo uu ka Fuliyay Galbeedka Dalka...
Diyaaraha dowladda Mareykanka ayaa gabal-dhacii shalay oo Khamiis ahayd duqeymo ay dad badan ku nafwaayeen ka geystay gobalka Xudeydah ee galbeedka Yemen, sada ay...
Xuuthiyiinta oo Gantaal Ku Weeraray Dhulka ay Yahuudda Gumaysato ee Falastiin.
Seeriga digniinta bixiya ayaa subaxnimadii hore ee saaka laga maqlay magaalada barakaysan ee Qudus iyo magaalooyin kale oo kamid ah dhulka Falastiin ee ay...
Jaamacadda Florida ee Dalka Mareykanka oo la Weeraray iyo Trump oo ka Hadlay.
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhaawacantay toogasho ka dhacday jaamacadda Florida ee dalka Mareykanka maalintii shalay oo Khamiis ahayd, sida ay ku warameen...