Monday, July 7, 2025

Miltariga Xarakada Al-Shabaab oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.

0
Moqokori – Warar rasmi ah oo hadda nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in ciidamada Mujaahidiinta ay si buuxda gacanta ugu dhigeen degmada istaraatiijiga ah ee...

Weerar Cag-marin ah oo Goor Dhawayd Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada DF ee Degmada Moqokori.

0
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda Fadaraalka ee degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan. Dagaal culus ayaana...

Ku Dhawaad 50 Askari oo Dhimasho iyo Dhawac ku Noqday Dhagaallo Shalay Ka Dhacay...

0
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus oo shalay ka dhacay duleedka degmada Moqokori lagu naafeeyay askarta dawladda fadaraalka, iyada oo...

Faahfaahin: 20 Askari oo Kenyan ah oo Dhimasho & Dhaawac Ku Noqday Qarax ka...

Wararka ka imanaya gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kenya ayaa xaqiijinaya in weerar xooggan oo miino ah lala beegsaday kolonyo ciidamo Kenyaan...

Diyaarad Millatari oo ay Leedahay Dowladda Uganda oo ku Burburtay Magaalada Muqdisho.

0
Subaxnimadii hore ee saaka waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku burburtay diyaarad nuuceedu ahaa Helicopter oo ay lahaayeen ciidamada shisheeya ee duulaanka ku...

Al-Shabaab oo La Wareegtay Gacan ku Haynta Deegaan Istiraatiiji ah oo dhaca Bariaga Hiiraan.

0
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka si nabad galyo ah  kula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceel-qooxle ee dhaca Bariaga Hiiraan, kadib markii ay ...

DEG-DEG: Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Si Nabada Kula Wareegtay Deegaanka Ceel-qooxle ee Gobalka Hiiraan.

0
Wararka ka imaanaya Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta ee Xarakada Al-Shabaab ay si nabad galyo ah kula wareegeen deegaanka Ceel-qooxle ee gobalka...

Madaxbanaanidii 60-kii la Qaatay ma Ahayd Mid Dhab ah. [Abwaan Nageeya]

0
Abwaan Nageeya Cali Khaliif oo kamida Abwaannada ugu caansan gayiga Soomaaliyeed dhawaanna ku biiray safka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayay warbaahinnada Islaamiga ah la yeesheen...

DEG-DEG: Weerarro Culus oo Saaka Cagta Lagu Mariyay Xeryo Milatari oo Ku Yaalla Gobolka...

0
Wararka saaka oo Isniin ah laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al-Shabaab ay weerarro cag-marin ah ku qaadeen labo xero oo ay...

Recent Posts