Monday, July 7, 2025

Inka Badan 60 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo ka Dhacay Duleedka...

0
Dagaallo culus oo u dhaxeeyey Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan. Dagaalladaan...

Militariga Xarakada Alshabaab oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Baay.

Ciidamada militariga xarakada Alshabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafy weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada DF ee ku leeyihiin degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Ciidamada Alshabaab...

Maanta oo Kale Waxaa La Dilay Hogaamiyihii Xarakada Alshabaab Sheekh Abuu Zubeyr.

Maanta oo taariikhdu ay tahay 1da Sebteembar 2024 waxay ay ku beegan maalintii la dilay hogaamiyihii xarakada Alshabaab Sheekh Abuu Zubeyr. Abuu Zubeyr ayaa la...

Taliyaha CID-da Maamulka Koonfur Galbeed oo Gurigiisa Lagu Weeraray.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday, hoyga uu magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay ka dagan yahay sarkaal katirsan maamul goboleedka...

DEG-DEG: Malatariga Al-Shabaab oo si Buuxda ula Wareegay Deegaanka Xawaadley ee Gobalka Sh-dhexe.

0
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Xawaadley ee gobalka Sh-dhexe, kadib markii ay halkaasi isaga firxadeen ciidanka Shisheeye ee Burundi...

Taliyaha Booliska Hirshabelle oo ku Dhaawacmay Dagaalkii Saaka ka Dhacay Deegaanka Cali Fooldheere.

0
Taliyaha booliiska Hirshabelle ayaa ku dhaawacmay dagaalkii Saaka ka Dhacay deegaanka Cali Fooldheere, waxaana isasoo taraya saraakiisha iyo askarta lagu laayay dagaalada culus ee...

Ciidamada Xarakada Alshabaab oo Saaka Weeraray Saldhiga Ilbaq ee Duleedka Degmada Balcad.

Saaka Subaxnimadii hore ayee ciidamada Alshabaab waxay weerar xoogan ku qaadeen saldhigga ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka "Ilbaq" ee duleedka degmada Balcad ee...

Qaramada Midoobay oo Ansixisay Duulaan cusub oo ka dhan ah Soomaaliya.

0
Waxa loogu yeero Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii shalay ansixiyay qaraar ku saabsan in Soomaaliya la geeyo ciidamo cusub oo ka socda...

DEG DEG: Qarax ka Dhacay Degmada Afgooye.

Ciidamada xarakada Alshabaab ayaa caawa howlgal loo adeegsaday ka fuliyay degmada Afgooye.  Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose waxaana lala beegsaday...

Recent Posts