Dhageyso Nuxurka Dhigane Mugiim Ah (ماذا خسر العالم بانحطاط المسلمين)
Kitaabka lagu magacaabo waa kitaab aad iyo aad muhiim u ah kaasoo laga qoray waxa uu uu caalamku ku waayay hoobashada Muslimiinta.
Muhiimadda kitaabkan waxaad...
Al-Kataib oo Baahisay Sawrraddii Dagaalkii Geerille+ sawirro.
Mu'assasada Al-Kataib garabka warbaahineed ee xarakada Al-shabaab ayaa baahisay sawirro muujinaya khasaaraha DF lagu gaarsiiyay dagaallo Arbacadii ka dhacay deegaanka Geerille ee hoostaga degmada...
Dowaladda Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Wariye Cali Nuur Salaad.
Ciidamada Booliiska degmada Kampala ayaa dhab ahaantii dhigay wariye Cali Nuur Salaad, oo kamid ah wariyeyaasha magaalada Muqdisho.
Ciidamada degmada Waaberi ayaa gacanta ku dhigay...
Qaabkee ayay Xarakada Al Shabaab ula Wareegeen Saldhigga Deegaanka Harboole + Sawirro.
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Alshabaab ayaa Video cusub kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaanka Harboole ee duleedka Afmadoow.
Muqaalka...
Askari Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Degmada Waajid.
Ciidamada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay dagan yihiin ciidamada Xabashida Itoobiya.
Saldhiyada la weeraray ayaa ku yaala degmada Waajid gobolka Bakool ee Koonfurta...
DEG DEG: Mu’assasada Al-Kataib oo Faafisay Sawirada Weerarkii Shalay ka Dhacay Gobolka Galgaduud.
Mu'assasada Al-Kataib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Alshabaab ayaa faafisay sawirro ku saabsan weerarkii shalay ka dhacay gobolka Galgaduud.
Sawirada la faafiyay ayee ku...
WAA KUWEE SALDHIGYADA SAAKA WEERARKA CULUS LA KULMAY?
Saaka oo ah subaxnimo Isniin ah, waxa uu ku waabiraystay gobolka Jubbada Hoose, dagaal aad u culus oo bilowday Salaad subaxii ka hor waxa...
Dagaal Xoggan oo Maanta Ka Dhacay Sh/dhexe.
Wararka ka imaanaya degmada Ruunirgood ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo khasaara dhaliyay uu ka dhacay deegaan ku dhow degmada Ruunnirgood...
Xaqiiqdaan Soo Arkay iyo Suurad Xumaynta Xadhka Goosatay ee Wadaad Xumayaasha [Maqaal].
Dhawaan maalmo yar ka hor, waxaan baraha bulshada ku arkay Sawirada jaamacada Al-Qima oo farac cusub ka furatay magaalada Kuunyo Barow ee gobolka Shabeelada...