DEG-DEG: Daawo Ciidamada Al-Shabaab oo si Buuxda ula Wareegay Deegaanka Aboorrey ee Gobalk Hiiraan....
Waxa daqiiqada ka hor Baraha Bulshada lagu faafiyay sawirro laga soo qaaday ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo si buuxda gacanta uga haayo deegaanka Aboorrey...
Mu’assasada Al-Kataib oo soo Bandhigi Doonta Dokumentari Cusub oo ku Saabsan Dhibaatooyinka ku...
WAR SAXAAFADEED: ‘Mu’assasada Warbaahinta ee Al-Kataib oo soo Bandhigi Doonta Dokumentari Cusub oo ku Saabsan Dhibaatooyinka Dhaqaale ee Soomaaliya.
Bayaan lagu faahfaahiyey arrimahan kaga bogo...
DEG DEG: Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo Dagaal kula Wareegay Deegaanka “Aboorrey” ee ...
Wararka inaga soo gaaraya gobalka Hiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay goor dhaw dagaal kula wareegeen deegaanka...
Dagaallo lagu Jabiyay Ciidamada Dowladda Fadaraalka oo ka Dhacay Duleedka Degmada Ruunirgood ee Shabeellada...
Dagaallo lagu jabiyey ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe.
Ciidamada dowladda Fadaraalka oo khasaaro xooggan la gaarsiiyey...
Faahfaahino Dheeraad ah oo Laga helayo Duqeyntii ay guutada madaafiicda ee Xarakada Al-Shabaab ay...
Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa weerarkii duqaynta ahaa ee ay shalay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen xerada Xalane.
Weerarkaas waxaa ku dhintay illaa 3 kamid...
Daawo Qaybta Koowaad Fariin Ka Socota Mujaahidiinta Ku Sugan Furumaha Dagaalka oo Ciwaankeedu yahay:-...
Mu'asasada Al-Kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaalka fariin ka socota ciidamada mujaahidiinta oo ay tawciyo iyo kalmado dhaxal...
Dhimaso iyo Dhaawac ka Dhalatay Duqeymo ay Maanta Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku Garaaceen...
Waxaa xog laga helayaa duqeyn saaka ciidamada Mujaahidiintu ay la beegsadeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, taas oo ah taliska ugu weyn ee shisheeyuhu...
Ciidamada Shisheeye oo Askar looga Dilay Gobalka Shabeellada Dhexe.
Wararka ka imaanaya gobalka Shabeellada Dhexe ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay maanta qarax xooggan la beegsadeen ciidamada...
Askar ka Tirsan Ciidamada Dowladda Fadaraalka oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka...
Wararka inaga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa tibaaxaya, in Qarax ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen deegaanka Calamada ee duleedka magaaladaasi...
Xarumaha Shidaalka Magaalada Wajeer Oo Gabi Ahaanba Xiran.
Wararka ka imaanaya dhulka waqooyi bari ee NFD oo ay xoog ku haysato dowlada Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya iyo burcad hubeysan oo...