DEG-DEG: Mid Kamid ah Maxaabiistii Saaka Lagusoo Qabtay Magaalada Tawfiiq oo Waraysi Bixiyay.
Dhagayso waraysi lala yeeshay mid ka mid ah maxaabiistii saaka lagu qabtay dagaalkii ay xoogagga Al-Shabaab kula wareegeen magaalada Masaajid Cali Gaduud.
Maxbuuskan ayaa ka...
Militariga Xarakada Al-Shabaab oo Xalay Dagaal Culus Ku Qaaday Saldhigyada Degmada Xudur ee Gobalka...
Wararka ka imaanaya gobalka Bakool ayaa sheegaya in xalay ciidamada mujaahidiinta Al-Shabaab weerar culus ku qaadeen saldhigyadii ay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen...
Muxuu Xassan Sheekha Maxamuud uga Dhigan Yahay in lala Wareegay Magaalada Masaajid Cali Guduud...
Waabarigii hore ee saaka Ciidamada Xarakada Mujaahdiiinta Al-Shabaa ayaa dagaal kula wareegay magaalada Masaajid Cali Guduud ee Wilaayada Shabeellada dhexe.
Weerarkan oo ahaa mid cagmarin...
DEG DEG: Ciidamada Alshabaab oo la Wareegay Deegaanka Geelgub ee Shabeelada Dhexe.
Ciidamada xarakada Alshabaab ayaa saaka howlgalo milliteri oo xooggan ka fuliyay gobolka Shabeelada dhexe.
Deegaanada saaka ay dagaalka kula wareegeen Alshabaab waxaa kamid ah deegaanka...
DEG DEG: Ciidamada lagu Jebiyay Dagaalka Saakay ka Dhacay Masaajid Cali Guduud oo Firxadkoodu...
Wararka inaga soo gaaraya gobala Shabeellada Dhexe ayaa kusoo wararamay, in Ciidamada Dowladda Fadaraalka ee lagu jebiyay dagaalka saakay ka dhacay Masaajid Cali Guduud...
DEG DEG: Mujaahidiinta oo la Wareegay Gacan ku Haynta Magaalada Masaajid Cali Guduud.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Masaajid Cali Guduud ee Wilaayada Shabeellada dhexe.
Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah...
DEG DEG: Milliteriga Alshabaab Oo Weeraro Cagmarin ah ku Qaaday Degmada Masaajid Caliguduud Ee...
Wararka ka imaanaya goobolka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in ciidamada xarakada Alshabaab weerar cagmarin ah ku qaadeen deegaan Masaajid Cali Gaduud.
Ciidamada Alshabaab ayaa gudaha...
Shil Baabuur oo Sababay Dhimashada Labo Qof Ayaa Goordhow Ka Dhacay Magallada Gabiley.
Shil ay ku dhinteen dhawr qof ayaa saacado kahor ka dhacay magaalada Gabiley, kaas oo dhaliyay khasaare nafeed. waxaana ku dhintay illaa 2 qof...
Wariyahaan oo loo Xiray Dhacda uu Magaalada Afgooye kasoo Tabiyay Darteed.
Ciidamada Booliska ee degmada Afgooye ayaa xabsiga u taxaabay ninkaan oo lagu magacaabo Ibraahin Mayow, ahna Wariye u shaqeeya Warbaahinnada maxaliga ah.
Wararku waxay sheegayaan,...