Shil Baabuur oo Sababay Dhimashada Labo Qof Ayaa Goordhow Ka Dhacay Magallada Gabiley.
Shil ay ku dhinteen dhawr qof ayaa saacado kahor ka dhacay magaalada Gabiley, kaas oo dhaliyay khasaare nafeed. waxaana ku dhintay illaa 2 qof...
Wariyahaan oo loo Xiray Dhacda uu Magaalada Afgooye kasoo Tabiyay Darteed.
Ciidamada Booliska ee degmada Afgooye ayaa xabsiga u taxaabay ninkaan oo lagu magacaabo Ibraahin Mayow, ahna Wariye u shaqeeya Warbaahinnada maxaliga ah.
Wararku waxay sheegayaan,...
Guutada Madafiicda ee Xarakada Al-Shabaab oo Duqaymo ku Garaacday Labo Saldhig oo ay Ciidamada...
Gobalka Shabellada Hoose ciidamada mujaahidiint ayaa maanta madaafiic ku garaacay Labo xero oo ay ku sugnaayee ciidamada dawladda Fadaraalka oo ku yaalla gudaha degmada...
Daawo Weerarkii Lagu Qaaday Saldhigyadii ay Maleeshiyaadka DF ku Lahaayeen Degmada Awdheegle ee Gobolka...
Daawo Weerarkii Lagula Wareegay Saldhigyadii Maleeshiyaadka Dawladda Fadaraalku ku lahaayeen Degmada Awdheegle ee gobalka Shabeellada Hoose.
Muuqaalkan ayaa muujinaya qaabkii ay ciidamada Xarakada Al-Shabaab cagta...
Khasaaraha ka Dhashay Weerarkii Cag-marinta Ahaa ee Shalay Lagu Qaaday Maleshiyaadkii ku Sugnaa...
Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay subax weerar cag marin ah ku qaadeen xero ay daganaayeen maleeshiyaad taabacsan dowlada Saliibiyadda ah ee Kenya, taas oo ku...
DEG DEG: Daawo Sawirada Qaniimadii ay Al-Shabaab Ka Heshay xarumaha Dowladda Fadaraalka ee Deegaanka...
Mu’assada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhaw sii daysay Sawirada Qaniimadii ay Mujaahidiintu Ka Heleen xarumaha ciidamada dowladda Fadaraalka ay...
Mujaahidiinta oo Hawlgal ka Fuliyay Deegaanka Hareeri ee Hoostaga Degmada Ceel-qaaluu ee Gobalka Mandhera.
Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu maanta ay ka fuliyeen deegaanka Hareeri Suuki ee hoostaga degmada Ceel-qaaluu ee gobalka Mandheera waxey ku dileen taliyihii...
Qarax Ciidamada DF lagula Eegtay Deegaanka Tareedisho ee Duleedka Muqdisho oo Lagu Gubay...
Ciidamada Mujahidiinta ayaa hawlgal ka fuliyay Gobalka Banadir, kaas oo qasaare culus lagu gaarsiiyay maleshiyaadka dawladda fadaraalka.
Qaraxan ayay mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Tareedisho ee...
Ciidamada Shisheeya oo Maanta Qarax lagula Eegtay Gobalka Shabeellada Dhexe.
Wararka inaga soo gaaraya gobalka Shabeellada Dhexe ayaa ku waramaya, in qarax xooggan maanta lala beegsaday ciidamo Burundees ah oo ku dhex lugeynayey deegaan...
Ciidmada Mujaahidiinta oo Qarax La Beegsaday Saldhig Maleshiyadka DF ku Leeyihiin Degmada Luuq ee...
Militariga Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xaley qarax ku weeraray xarunta maleeshiyaatka Sirdoonka ee Dawladda Faradaraalka (NISA) ay ku leeyihiin degmada Luuq ee gobalka Gedo.
Qaraxaas...