Sida Maanta Looga Ciiday Degmada Saakow ee Jubada Dhexe. (Sawirro)
Degmada Saakow ayaa maanta si heersare ah looga xusay munaasabadda ciidul Adxaa mubaarak ee sanadkan 1446 H.
Dad aad u farabadan ayaana labada rakacadood ee...
Deegaanka Ilbeete ee Gobalka Gedo oo si Wanaagsan Maanta Looga Ciiday. [SAWIRRO]
Bulshada ku dhaqan deegaanka Ilbeete ee gobalka Gedo ayaa maanta si wanaagsan u ciiday munaasabadda Ciidul Adxaa mubaarak.
Halkaan hoose ka daawo sawirrda ...
Qaabka Maanta Looga Ciiday Degaanka Xawaadley ee Gobolka Sh/Dhexe. [SAWIRRO]
Degaanka Xawaadley ee Gobolka Sh/Dhexe ee ay dhawaan la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si wayna looga xusay munaasabadda ciidul Adxaa mubaarak. ...
Magaalada Jilib ee J/Dhexe oo Maanta Si Heer Sare Looga Ciiday.(SAWIRRO)
Kumanaan Muslimiin ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, halkaas oo ay ku oogeen labada rakco...
Sida Maanta Looga Ciiday Degmada Awdheegle ee Gobalka Sh-hoose oo Maanta .[SAWIRRO]
Degmada Awdheegle ee Gobalka Sh-hoose oo kamida degmooyinka dhawaan kusoo dhacay gacanta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta si wayn looga ciiday.
Hoos ka daawo sawirrada...
Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidamada Dowlada Federaalka Oo Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Hareeri.
Dagaallo culus oo maanta ka dhacay duleedka degaanka Ceel-Hareeri ee gobolka Hiiraan ayaa sababay khasaare xooggan oo gaaray ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo...
Shabakada Soomaalimidnimo oo Akhristayaasheeda iyo Guud ahaan Umadda Muslimka ah ugu Hambalyaynaysa Munaasabada Ciidul...
Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah subxaanahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyona ha ahaato Nabigeennii Muxammad (SCW), ehelkiisii, asxaabtiisii iyo dhammaan inta ku dayata...
Af-hayeen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Jeediyay Kalimadda Hambalyada Ciidul Adxaa 1446 H.
DHAGEYSO: Kalimadda Hambalyada Ciidul Adxaa 1446 H, Oo Uu Soo Jeedinayo Sheekh Cali Maxamuud Raage (Allaah Ha Xifdiyo).
Sheekha waxa uu kalimada kaga hadlayaa qadaayaad...
Mareykanka oo Muwaadiniinta inka Badan 10 Dal oo ay Ku Jirta Soomaaliya Ka Mamnuucay...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay amar muwaadiniinta 12 dal ka mamnuucaya inay soo galaan Mareykanka, isla markaana xaddidaya qeyb ka mid ah muwaadiniinta...
Ciidamada Al-Shabaab oo Weerar Qarax ku Beegsaday Guri ay Daganaayeen Ciidanka DF oo ku...
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar qarax ah la beegsaday guri ku yaalla degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in ay ku...