Tuesday, July 8, 2025

Faahfaahin Laga Helay Dagaalkii Saaka ka Dhacay Deegaank Ceel Hareeri.

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay, kadib weerar culus oo maanta...

DEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Katirsan Gobalka Hiiraan.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dagaal culus kula wareegeen deegaanka Ceel-hareeri, oo ku...

DEG-DEG: Malatariga Al-Shabaab oo Diyaarad Dagaal Kusoo Riday Gobalka Sh-dhexe.

0
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay galabta diyaarad Helicopter ah kusoo rideen deegaanka Xaawaadley ee gobalka Sh-dhexe. Kadib markii ay si buuxda ula wareegeen...

DEG-DEG: Malatariga Al-Shabaab oo si Buuxda ula Wareegay Deegaanka Xawaadley ee Gobalka Sh-dhexe.

0
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Xawaadley ee gobalka Sh-dhexe, kadib markii ay halkaasi isaga firxadeen ciidanka Shisheeye ee Burundi...

Hogaamiyaha Ururrada Bulshada Rayidka Oo Eedeyn Culus Ujeediyay Dowlada Federaalka.

Mid kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdu ay sadaxdii sano ee lasoo dhaafay dalka ka geystay tacaddiyo...

Hay’adda ICC Oo Sheegtay In Dalka Soomaaliya Ee Ku Faafiso Kirishtaanka.

Hay'ad u oleoleysa taageertana fidinta kirishtaanimada oo lagu magacaabo International Christian Concern (ICC) ayaa Qirtay iney si qarsoodi ah uga shaqeeyso soomaaliya . Warbixin ay...

Islaamnimadu Dhaxaltooyo Ma’aha [Maqaal].

Ogow Islaamku waa xarig guntimo adag oo Allaah kugu xiraya. Sida kaliya ee uu ku guntamaana ay tahay in qofku aqoon iyo ogaal dhab...

Qeexida Juqraafi Ee Dhulka Geeska Afrika [Maqaal].

Geeska Afrika waa dhul ku yaalla cirifka bari ee hortii Afrika, waxaan sidoo kale lagu tiriyaa mid ka mid ah meelaha ugu badan juqraafi...

DEG DEG: Generaal Morgan Oo Geeriyooday.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu geeriyooday generaal Morgan oo ah mid kamid ah hogaamiye kooxeedyadii dalka Soomaaliya soo maray 30kii sano...

Recent Posts