Tuesday, July 8, 2025

Maleeshiyaad Ka Amar Qaata Xabashida Oo Wiil Dhalinyaro Ah Ku Dilay Deegaanka Haroorays.

Ciidamada maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-Galbeed ee Liyuu Police ka loo yaqaano ayaa wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Haroorays. Saacadihii lasoo dhaafay...

Ciidamada Shisheeye ee Uganda oo Lagu Weeraray Deegaan Kamid ah Shabeelada Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka Shabeelada Hoose oo howlgal ka fuliyay deegaan kamid ah gobolkaas. Militeriga Alshabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamada...

Ku Dhawaad 50 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Madaafiic Lagu Garaacay xerada...

0
Khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamada Dowladda Fedaraalka kasoo gaaray, weerar madaafiic ah oo ay saakay guutada Madaafiicda ee Xarakada...

DEG-DEG: Xarakada Al-Shabaab oo Madaafiic ku Garaacay Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Guutada madafiicda ee xarakada Alshabaab oo saaka madafiic culus ku garaacay xarunta Xalane. Xalane ayaa ah taliska ugu wayn ee ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin...

Xarakada Alshabaab Oo Sarkaal ku Dilay Gobolka Shabeelada Dhexe.

Ciidamada sirdoonka xarakada Alshabaab oo howlgal gaar ah xalay ka fuliyay magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Sh.Dhexe. Howlgalka ayaa lagu dilay sarkaal lagu magacaabi jiray...

Askar Itoobiyaan ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax Lagula eegtay Magaalada Baydhabo...

0
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta Qarax xooggan la eegtay askarta xabashida Itoobiya ee duulaanka ku joogta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee...

Inka Badan 80 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Magaalada...

0
WAR SAXAAFADEED: “Hawlgal lagu naafeeyay cadawga oo ka dhacay Muqdisho” Halkaan ka akriso bayaanka rasmiga ah ee kasoo baxay taliska malatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dowladda Fadaraalka oo Sarkaal Muhiim ah Ku Waysay Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Duleedka Moqokori.

0
Cabdiraxmaan Xujaale oo ahaa Taliyaha Guutada 26-aad ee qeybta 27-aad ee ciidanka Dowladda Fedaraalka, ayaa lagu dilay dagaallo maanta ka dhacay duleedka magaalada Moqokori...

Inka Badan 60 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo ka Dhacay Duleedka...

0
Dagaallo culus oo u dhaxeeyey Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan. Dagaalladaan...

Qarax Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Oo Lagu Dilay Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka.

Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab oo qarax xooggan la beegsaday askar katirsan dowladda fedaraalka Soomaaliya. Askarta la beegsaday ayaa ahaa kuwa loo yaqaanno Boolis...

Recent Posts