DF oo Laga Yaabo Shirka Ankara Iney Itoobiya Ugu Saxiixdo Badda Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya wadanka Turkiga ayaa sheegaya in maanta oo Isniinta uu Ankara ka furmayo shirka lagu wada hadashiinayo DF iyo Itoobiya kaasoo looga...
Xasan Sheekh oo Itoobiya U Saxiixaya Badda Soomaaliya! Maxaa Farqi Ah oo u Dhaxeeyay...
Dowladda wadanka Turkiga ayaa sheegeen in Itoobiya ay ka dhaadhiciyeen iney ixtiraamto madaxbannaanida Soomaaliya, dhanka kalana uu Xasan Sheekh u saxiixo badda Soomaaliya.
Tan micnaheedu...
Gudoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda ee Magaalada Baladweyne oo La Dilay.
Cabdi Sahal Shuuriye Xuseen oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda ee magaalada Baladweyne ee maamulka goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay lagu dilay gudaha...
War Cusub: Masar oo Ciidamo u Soo Diraysa Soomaaliya.
Dawladda Masar ayaa ciidamo u soo diraysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika, kaas oo beddelaya hawlgalkii fashilmay ee...
Taliska Ciidamada Shisheeye oo Markii Sadaxaad Iska Badalay Magacoodii Markii Ay Ku Fashilmeen Duullaanka....
War saxaafadeed kasoo baxay ururka midowga Afrika goligiisa isku magacaabay Nabadda iyo Amniga, ayaa lagu sheegay iney dhawaan soo afjari doonaan howlgalka ATMIS, ciidamada...
DEGDEG: Ciidamada Xabashida Itoobiya oo ka Baxay Magaalada Maxaas ee Bariga Hiiraan.
Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa si buuxda ooga baxay degmada Maxaas ee Bariga gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in ciidamada Itoobiya oo...
Maamulka Jubbaland oo Bilaabay La Dagaalanka Indha Shareerka.
Ciidamada Booliska degmada Kismaayo ayaa shalay gudaha xaafadaha magaalada Kismaayo ka bilaabay la dagaalanka xirashada indha shareerka, iyagoo horay u soo saaray awaamiir lagu...
War Cusub: Askari Horey u Dilay Nabadoon oo La Dilay.
Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay maanta afafka hore ee degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Howlgalkaan waxaa lagu dilay askari katirsana DF ka...
DEG DEG: Qarax Xooggan oo ka Dhacay Duleedka Moqdisho.
Wararka ka imaanaya duleedka magaalada caasimada ah ee Moqdisho ayaa sheegaya in uu ka dhacay qaraax aad u xooggan.
Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Garasbaaley...
Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Qof Shacab ah Dilay.
Ciidamada DF ka Soomaaliya ayaa qof ganacsato ah ku dilay deegaanka Ceelaaha biyaha ee duleedka magaalada Moqdisho.
Ninka la dilay ayaa sababsaday inuu iska diidey...