Tuesday, July 8, 2025

Daawo Wareysi Laga Qaaday Afhayeenka Al-Shabaab oo Xasaasi Ah.

Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan waxay baahineysaa wareysi ay la yeelatay Afhayeenka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) kaasoo soconaya muddo...

Sidee Al-Shabaab Ugu Suuragashay Iney Weeraraan Beach View.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab qeybtooda nafhurayaasha ayaa habeenkii xalay weerar ku qaaday dhismaha Beach View oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Sida...

Maamulka Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Xubno Katirsan Sirdoonka DF ka Soomaaliya.

Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa sheegay in uu gacanta ku dhigay Askar katirsan sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya xilli ay ku howlanaayeen in ay...

Xildhibaan Bashiir Ameriko: Sarkaal ka Ugu Sareeyo Sirdoonka Itoobiya Ayaa Ku Arkay Xerada Xalane.

Xildhibaan Bashiir Ameriko oo ka mid ah xildhibaanada DF ka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ku dhex arkay xerada Xalane sarkaalka ugu sareeyo sirdoonka...

DEG-DEG: Ciidamada Kenya oo Dilay Wiil Dhalinyaro ah.

Ciidamada Shisheye ee Kenya ayaa dil bareer ah ka gaystay degaanka Qooqaani ee gobalka Jubada-hoose. Ciidamada Shisheye waxa ay si bareer ah u dileen, Aadan...

Askari Itoobiyaan ah oo Lagu Dilay Degmada Waajid.

  Ciidamada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay dagan yihiin ciidamada Xabashida Itoobiya. Saldhiyada la weeraray ayaa ku yaala degmada Waajid gobolka Bakool ee Koonfurta...

Dagaal Xoggan oo Maanta Ka Dhacay Sh/dhexe.

  Wararka ka imaanaya degmada Ruunirgood ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus oo khasaara dhaliyay uu ka dhacay deegaan ku dhow degmada Ruunnirgood...

DEG DEG: Ciidamada Xabashida oo Lagu qarxiyay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in gudaha magaalada Qansaxdheere uu ka dhacay qarax aad u xooggan. Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamada Itoobiya ee...

Qaabkee ayay Xarakada Al Shabaab ula Wareegeen Saldhigga Deegaanka Harboole + Sawirro.

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Alshabaab ayaa Video cusub kasoo saartay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaanka Harboole ee duleedka Afmadoow. Muqaalka...

Dowaladda Soomaaliya oo Xabsiga Dhigtay Wariye Cali Nuur Salaad.

Ciidamada Booliiska degmada Kampala ayaa dhab ahaantii dhigay wariye Cali Nuur Salaad, oo kamid ah wariyeyaasha magaalada Muqdisho. Ciidamada degmada Waaberi ayaa gacanta ku dhigay...

Recent Posts